Post has attachment
WAXAA LASOO GABAGABEEYAY
WAREEGII KOOWAAD EE
DOORASHADA SOOMAALIYEED
Waxaa goor dhow la soo gaba
gabeeyay
wareegii 1-aad doorashada
madaxtinimada dalka, ee maanta ka
soconeysa Magaalada Muqdisho.
Saddex boqol iyo sideed iyo labaatan
xubnood oo ka kala tirsan
Xildhibaanada Labada Aqal oo ku
sugan goobta doorashada, ayaa
waxay soo gaba gabeeyen bixinta
codadkooda, wareegii 1-aad.
C/raxmaan Ducaale Bayle,
Gudoomiyaha Guddiga Doorashada
Madaxweynaha, ayaa waxaa uu ku
dhawaaqay in wareegii 1-aad ee
doorashada uu u soo idlaaday,
hadana ay bilaabayan tirinta codadka.
Kow iyo labaatan musharax, ayaa ku
hardamaya Xafiiska Madaxtooyada.
Dhammaanba musharaxiinta ayaa ku
wada sugan Xarunta Ciidamada Cirka
ee Afisyooni, oo doorashadu ay ka
socoto.
Gudoomiyaha Guddiga Doorashada,
ayaa wuxuu sheegay in tirinta
codadka ku kala ogaan doonaan
codadka uu helay musharax kasta.
https://newbanadir.wordpress.com/
http://m.facebook.com/newbanadir/
http://twitter.com/newsbanadir/
calisaxafi@gmail.com/
Cali M Gaaboow
Photo

Post has attachment

Post has attachment

Post has shared content

Post has attachment
PhotoPhotoPhotoPhotoPhoto
1/15/17
22 Photos - View album

Post has attachment
PhotoPhotoPhotoPhotoPhoto
1/15/17
94 Photos - View album

Post has attachment

Post has attachment
Wait while more posts are being loaded