Post has attachment
#Sheekh_mustafe_xaaji_ismaaciil_haaruun oo ka hadlaaya waxyaabo aysan #Diinta_islaamku Ogolayn
Photo

Nin Boqor ah ayaa ku riyooday isagoo Ilkihiisa oo idil ay ka wada jabayaan, markaasuu u yeertay Nin ku xeel dheer Fasirka Riyooyinka, kiiyoo markii uu yimid ku yiri Boqorka:

Ninkii: Boqoroow ma dhab baa inaad Riyadan aragtay?

Boqorka: Haa waan arkay.

Ninkii: Hadaba Boqoroow waxaan ka xumahay inay Riyaduna fasireyso arrin murugo leh. Waxayna tahay, in Reerkaaga oo dhami ay adigoo jooga hortooda ku dhiman doonaan!!

Boqorkii oo Warka Ninku sheegay aad uga carooday ayaa Xabsiga dhigay Riyo Fasirihii. Wuxuuna mar kale u yeertay Nin bal midkan ka duwanaada oo Riyada si kale u fasira, kii loo keenayna isla sidii midkii hore buu wax u sheegay waana la xiray, illaa Dhowr Nin kale ay sidaas oo kale noqdaan.

Ugu dambeyntii Nin buu Boqorku u yeertay oo yiri bal adna Riyadan fasir. Kiina markuu Boqorka ku celceliyay oo ku adkeeyay inuu Riyada sida ay tahay u arkay, Boqorkuna Haa un ku jawaabay. Ayuu yiri:

Ninkii: Boqoroow aad baan kuugu hambaliyeynayaa!

Boqorka: Maxaa dhacay ood igu hambaliyeeyn?

Ninkii: Riyadu waxay sheegeysaa, in Adiga aad ugu Cimri dheeraanayso dhamaan Ehelkaaga!

Boqorku aad buu u farxay, Ninkiina wuu Abaal mariyay waliba si heer sareysa.

Hadaba halkan waxaa laga arki karayaa, in Hadalka isagoo isku micno ah, hadana sida loo kala dhigayo iyo Qofba Qaabka uu u sheegayo lagu kala duwanaanayo. Waxaa marka haboon inaad had iyo goor ka fiirsato sida aad u hadleyso, ka hor inta aadan Dhawaaqin!!

Post has shared content

Post has attachment
Soomaali baan ahay dad Wa uu amar sareeyaa

Post has shared content

Post has attachment
Somaliya ha nooolaato
Photo

Post has attachment
Masha allah muqdisho oo indhaha kala qaaday dibna loo dayactiray masjidka ugu qurxoon wadankeena soomaaliya
Photo

Post has attachment
Xasuuso qowlka nabiga sallahu calehi waslam ee ahaa
Photo
Wait while more posts are being loaded