Faalo Gaaban
-----------------------
Maxaad ka taqaan Gobolka Sanaag??

Tiro ahaan Degmooyinka gobolka Sanaag uu ka kooban yahay waa shan degmo, waxa ay kala yihiin: Ceergaabo, Badhan, Laasqoray, Dhahar, Ceel-afweyn.

Magaalooyinka kale ee waawayn ee ku yaala gobolka Sanaag waxa ka mid ah Gar 'adag, Hadaaftimo, Xingalool, Ceelbuh.

Gobolka Sanaag waxa uu leeyahay dhul xeebeed aad u dheer. Magaalooyinka dhaca xeebaha gobolka Sanaag waa Laasqoray, Maydh Xiis, Shalcaw Ceelaayo Durduri qow iyo kuwo kale.



By: Cabdullaahi Cali Cabdi
Wait while more posts are being loaded