Post has attachment
Noloshu waa ayaamo macduud ah haku ibsan aduunka aakhiro aduun Ku maahan wax aan aheyn dhalanteed dhamaanaya ee qofna noloshiis nolol kuma ahee shaqeyso inaad risqi xalal shaqeysto hadii ay kula tahey xaaraami maahan waxaygu aniga caaraamtana kuma fakaro beentana ma sheegi waayo Muslim ayaan ahey xaraan quite iyo beenlowna maahan Muslim tuko ama ha tukan ashahaado ama ha ashahaadan
Photo

Post has attachment
14/5/2016
Manta waa malin ka mid ah malmaha nolosheyda cimrigeyga waxan korey intan aan le ekahey ee aanan Ku aheyn hana qaad ee aan Ku ahey ragaas weyn sidaas ayaa ugu filin Darren intaas nolosheyda miskax maal muruq way koreysey kor sida han biyo ah ee ceelka looga soo bixinayo ee lagu shubayo laakiin hoosta goose ka daloosha ama bad roonku Ku da aayo ee hoosta ka dalooaha Somalia allaah dowlad nool ka dhigo ee dowlad ah xaqa iyo baadilaka kala xaqiijisa auubaaca waxaan shaqeyneyno hooshoostanka guraaya allaah naga qabto waayo ayey kula tahey walaahi waan aqaanaa 50% in aan aqoon in aad tahey iyo inkale Maya 100% waana aqaan waa kaas waa tuugaas baadeyte dadka xoigsigiisa ugaarta makuu sheegaa qofkasta waa yaqaanaa
Photo

Post has attachment
Wiil waxaa uu ahaa nin madax ah oo leh sheeko walaashiisna waxay aheyd walaaahiis leh sheeko adigu ma tahey nin madaxa ee leh sheeko iyo gabar walaaahaa iyo wiil walaalkaa ama saaxiibkaa. ee kula socdsiiya waxa war iyo wacaal ama wixii Darren ah

Wait while more posts are being loaded