Profile cover photo
Profile photo
Ciisecaabuud Xuseensheikh
3 followers
3 followers
About
Ciisecaabuud Xuseensheikh's posts

Post has attachment
I love our religoin islam and prophet
#MOHAMED#
Photo

Post has attachment
Photo

Post has attachment


We use cookies to ensure that we give you the best experience on our website.
ACCEPT MORE INFO
BREAKING NEWS
DHAGEYSO: P/land & Galmudug oo Qorshe cusub damacsan & Gaalkacyo oo laga fulinayo..“Marnaba Kursiga beesha dhexdiisa aqbali meyno in beelo kale nagula tartamaan” (Sawiro)(Daawo Sawiro)Al­shabaab oo soo bandhigay diyaaradda Drone ah oo gacanta ay ku dhigeenXog: Xasan Sheekh oo hal arrin looga beddelanayo in loo saxiixo 49­ka sharci darrada ahMaxaa kusoo kordhay go’aanka Axmed Madoobe uu ku diiday saxiixa liiska xildhibaanada?Akhriso: Xoghayaha warfaafinta Xasan Sheikh oo af la gaado ugeystay raysal Wasaare Cumar CabdirashiidWasiir laga saaray Liiska musharaxnimo & Doorasho Xasaasi ah oo maanta ka dhaceysa..XOG: Somaliland oo ka soo horjeestay doorashada ka bilaawaneysa MuqdishoAabo iyo caruurtiisa duqeyn lagu dilay iyo barakac ka socda Gobolka Sh.HooseWar degdeg ah: Danjire Michael Keating oo Gaalkacyo kaga dhawaaqay war muhiim ah.
















Home ARIMAHA BULSHADA WAR CUSUB: Axmed Madoobe oo Shuruud Yaab leh ku xiray inuu Saxiixo Liiska Xubnaha Labada Aqal (Aqri)

WAR CUSUB: AXMED MADOOBE OO SHURUUD YAAB LEH KU XIRAY INUU SAXIIXO LIISKA XUBNAHA LABADA AQAL (AQRI)
AdminDec 03, 2016ARIMAHA BULSHADA, WARARKA MAANTA01


Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbland ayaa sheegaya in Madaxweynaha maamulkaasi Sheekh Axmed Islaam (Axmed Madoobe) uu diiday in uu saxiixo Liiska Xildhibaanada Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose ee lagu soo doortay Kismaayo.

Guddiga Doorashooyinka dadban ee Heer Federaal ayaa la sheegay in Madaxweynaha Jubbaland u gudbiyeen Liiska Magacydaa Labada Aqal ee lagu soo doortay magaalada Kismaayo si uu u saxiixo, hasa ahaataee Axmed Madoobe ayaa diiday in uu saxiixo liiskaasi.

Sheekh Axmed Madoobe ayaa Shuruud kaga dhigay in uu saxiixo Liiska Xildhibaanada labada Aqal ee Kismaayo lagu doortay in marka hore la xaliyo cabashada kasoo yeereysa maamulka Puntland ee ku aadan wax ka badal la sheegay in lagu sameeyay xubnaha Aqalka sare ee gobolada Waqooyi.

Maamulka Puntland ayaa cabasho ka keenay sida ay ku doodayaan wax kabadal lagu sameeyay Heshiiskii Madasha Wadatashig Qaran ee lagu qeyb saday xubnaha Aqalka sare, waxa ayna kasoo horjeedaan Xubno la sheegay in loo kordhiyay gobolada Waqooyi iyo xubnaha matalaya gobolka Nugaal in lagu doorto Muqdisho.

Guddiga Doorashooyinka dadban iyo Maamulka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dhawaan shaaciyay in Baarlamaanka cusub ay kulankooda ugu horeeyo yeelan doonaan 6-da bishan, waxaana Xildhibaanada la doortay loogu baaqay in ay soo xaadiraan magaalada Muqdisho.

Maamulka Puntland ayaa joojiyay doorashada xubnaha Aqalka hoose ee lagu dooranayay magaalada Garawe, waxa ayna Puntland shuruud uga dhigtay in doorashada sii socoto in marka hore la xaliyo tabashooyinkooda.

Maamulka Jubbaland oo xulufo wadaag hoose yihiin Maamulka Puntlnad ayaa u muuqda mid hada ku taageeraya Maamulka uu hogamaiyo Cabdiweli Gaas cabashada ay wadaan, waxaana suurto gal ah in magaalada Muqdisho aysan imaan Xildhibaanada labad aqal ee laga soo doortay Puntland iyo Jubbaland kahor inta ana la xalin tabashooyinka jira.

Share this:
Click to share on Twitter (Opens in new window)Click to share on Facebook (Opens in new window)Click to share on Google+ (Opens in new window)
Related
Xog: Axmed Madoobe oo diiday inuu saxiixo xildhibaanada Kismaayo lagu doortay(Waa Maxay Sababta?)
December 3, 2016
In "ARIMAHA BULSHADA"
A.Madoobe oo diiday wax-ka bedelka Liiska Musharixiinta Aqalka sare…
October 18, 2016
In "ARIMAHA BULSHADA"
Ra’isul Wasaare Sharmaarke oo weerar Siyaasadeed ku qaaday Madaxweyne Xasan Shiikh
December 2, 2016
In "ARIMAHA BULSHADA"
FACEBOOK TWITTER GOOGLE+ LINKEDIN TUMBLR PINTEREST MAIL
Previous Post
Villa Somalia oo ka fal-celisay Hadalkii R/wasaare Sharma’arke (AKHRI)
Next Post
Xildhibaan C/raxmaan Faroole oo bahdilay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka

ADMIN
RELATED ARTICLES

“Marnaba Kursiga beesha dhexdiisa aqbali meyno in beelo kale nagula tartamaan” (Sawiro)AdminDec 04, 2016

(Daawo Sawiro)Al­shabaab oo soo bandhigay diyaaradda Drone ah oo gacanta ay ku dhigeenAdminDec 04, 2016

Xog: Xasan Sheekh oo hal arrin looga beddelanayo in loo saxiixo 49­ka sharci darrada ahAdminDec 04, 2016
Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *
Comment

Name *

Email *

Website
Notify me of follow-up comments by email. Notify me of new posts by email.
QALBAB TV
CIYAARAHADHACDOOYINKAQALBAB TVWARARKA MAANTADaawo: Dagaalkii Faro Ka Hadalka Ahaa Ee Dhex Maray Ciyaartoyda Kooxaha Man City iyo Chelsea, Kaadhkii Casaa Ee Fernandinho Iyo Aguero.AdminDec 03, 2016

ARIMAHA BULSHADABARKULAN TVDHAGAYSIQALBAB TVWARARKA MAANTAIdacada Codka Dadweynaha Somaliyed oo waraysatay Hogaanka Arimaha Dibada ONLFAdminDec 02, 2016

ARIMAHA BULSHADABARKULAN TVQALBAB TVWARARKA MAANTADaawo: Qoraaga Caanka Ah, Rene Lefort oo Xaalada Itoobiya Laga Waraystay.AdminDec 02, 2016

ARIMAHA BULSHADABARKULAN TVDHACDOOYINKAQALBAB TVWARARKA MAANTAAKHRISO: Qoraal uu Bartiisa Facebook ku daabacay Soomaaligii Weerarka ka geystay Jaamacadda Ohio + VideoAdminNov 30, 2016

ARIMAHA BULSHADABARKULAN TVQALBAB TVWARARKA MAANTADaawo: Dhaanto Halgameed Cusub, Abdirahman Irshaad Iyo Ubah Mohamed.AdminNov 29, 2016

ARIMAHA BULSHADAQALBAB TVKASHIFAAD+SAWIR: M/weynaha Hirshabelle oo Xaaskiisa ka dhigay Xildhibaan Aqalka Hoose..AdminNov 28, 2016

ARIMAHA BULSHADABARKULAN TVQALBAB TVWARARKA MAANTADaawo Dhaanto Cusub oo xalay ruxday Hallkii ay MN ee ay Riwaayaddu ka socotay.AdminNov 27, 2016

ARIMAHA BULSHADABARKULAN TVDHACDOOYINKAQALBAB TVWARARKA MAANTAHadalka ka soo yeedhay Nadiif waa mid Fuleynimo, Bakheylnimo, Samir-darro iyo Daneysinimo ah!AdminNov 27, 2016

ARIMAHA BULSHADABARKULAN TVQALBAB TVWARARKA MAANTADaawo:Riwaayadii Anoon Calanka guudka sudhin anoon gobonimo hantiyin walee geediga ma furo gumaysugu Farax maladoAdminNov 27, 2016

ARIMAHA BULSHADABARKULAN TVQALBAB TVWARARKA MAANTADaawo Masuuliyiinta Ka Qaybgalay Shirweynihii Beesha Reer Isaaq, Masuuliyiinta ayaa Ka hadlay…..AdminNov 27, 2016


DHAGAYSI
ARIMAHA BULSHADAWARARKA MAANTA“Marnaba Kursiga beesha dhexdiisa aqbali meyno in beelo kale nagula tartamaan” (Sawiro)AdminDec 04, 2016

ARIMAHA BULSHADAWARARKA MAANTA(Daawo Sawiro)Al­shabaab oo soo bandhigay diyaaradda Drone ah oo gacanta ay ku dhigeenAdminDec 04, 2016

ARIMAHA BULSHADAWARARKA MAANTAXog: Xasan Sheekh oo hal arrin looga beddelanayo in loo saxiixo 49­ka sharci darrada ahAdminDec 04, 2016

ARIMAHA BULSHADAWARARKA MAANTAMaxaa kusoo kordhay go’aanka Axmed Madoobe uu ku diiday saxiixa liiska xildhibaanada?AdminDec 04, 2016

ARIMAHA BULSHADAWARARKA MAANTAAkhriso: Xoghayaha warfaafinta Xasan Sheikh oo af la gaado ugeystay raysal Wasaare Cumar CabdirashiidAdminDec 04, 2016

ARIMAHA BULSHADAWARARKA MAANTAWasiir laga saaray Liiska musharaxnimo & Doorasho Xasaasi ah oo maanta ka dhaceysa..AdminDec 04, 2016

ARIMAHA BULSHADAWARARKA MAANTAXOG: Somaliland oo ka soo horjeestay doorashada ka bilaawaneysa MuqdishoAdminDec 04, 2016

ARIMAHA BULSHADAWARARKA MAANTAAabo iyo caruurtiisa duqeyn lagu dilay iyo barakac ka socda Gobolka Sh.HooseAdminDec 04, 2016

ARIMAHA BULSHADAWARARKA MAANTAWar degdeg ah: Danjire Michael Keating oo Gaalkacyo kaga dhawaaqay war muhiim ah.AdminDec 04, 2016

ARIMAHA BULSHADAWARARKA MAANTADHAGEYSO: P/land & Galmudug oo Qorshe cusub damacsan & Gaalkacyo oo laga fulinayo..AdminDec 04, 2016
FOLLOW US ON TWITTER
Copyright All rights reserved
      

Post has attachment
Wait while more posts are being loaded