Profile cover photo
Profile photo
Bakool Net
About
Posts

Post has attachment
Muxuu salka ku hayaa go’aanka qalafsan ee Kenya ka qaadatay xiriirka Somalia?

Dowladda Kenya ayaa caawa shaacisay go’aan aad loola yaabay oo ay xiriirkii diblomaasiyadeed ugu jartay dowlada federaalka Somalia, waxayna u yeeratay safiirkii ka fadhiyey Muqdisho, iyadoo dhinaca kale amar ku siisay safiirkii Somalia inuu dalkeeda ka…
Add a comment...

Post has attachment
Madaxweynaha Puntland oo Golaha Wakiillada Horgeeyey Golaha Wasiirada Cusub ee Puntland

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa horgeeyey Golaha Xukuumadda Puntland ee cusub Golaha Wakiillada ee Maamul Goboleedka Puntland oo ku gudajira hawl-maalmeedkooda shaqo ee kal-fadhiga 43-aad fadhigiisa 19-aad.…
Add a comment...

Post has attachment
Dowladda Soomaaliya Oo Soo Dhaweysay Go’aanadii ka Soo Baxay Shirkii Midowga Afrika

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweysay go’aankii ka soo baxay Midowga Afrika,kaasi oo ay ku taageerayaan shacabka iyo dowladda Soomaaliya,dadaalada loogu jiro in deymaha looga cafiyo dalka,taasi oo muhiimad gaar ah u leh nabadda iyo horumarka…
Add a comment...

Post has attachment
Wasiirka Amniga XFS oo Guddoomiyey shir looga hadlayay Tayeeynta Hay’adaha Amniga Dalka

Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Isloow Ducaale ayaa maanta Guddoomiyey shir looga hadlayay Tayeynta Hay’adaha Amniga heer Federaal iyo heer Dowladd Goboleed kaas oo ka dhacay Magaalada Muqdisho. Shirkan ayaa ahaa…
Add a comment...

Post has attachment
Ra’iisul wasaaraha XFS oo Muqdisho kulan kula qaatay Madaxweynaha Koofur Galbeed

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay Muqdisho kulan kula qaatay madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Koofur Galbeed Cabdicasiis Xassan Maxamed(Laftagareen). Mudane Cabdicasiis Xassan…
Add a comment...

Post has attachment
El Calasico: Ka Hor Kulanka caawa Barcelona Vs Real Madrid Wax Ka Ogoow Taariikhda Kulamada ay Ku Kulmeen Tartanka Copa del Rey Waana Markoodii 32-aad Hadaba Yaa Badis Badan Labada Koox.

maxaad kala Socotaa Taariikhda U Dhaxeysa kooxaha Real Madrid Iyo Barcelona Ka Hor Kulanka caawa: 32-jeer ay Is Arkeen Tartanka Copa del Rey Iyo Natiijada aya Ku Kala Baxeen: 1902. Semi-finals. Barcelona 3-1 Real Madrid 1916. Semi-finals. Barcelona 2-1…
Add a comment...

Post has attachment
Wasiiradii hore ee Congo oo qaadan doono mushaharaadkooda inta ay noolyihiin

Wasiiradii hore ee dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo ayaa waxaa loo balanqaaday in ay heli doonaan mushaharaadkodi inta ay nool yihiin iyo kharashaad kale. Waxaa ay helidoonaan lacag dhan 2000,halka raiiusl wasaarihii hore ee dalkaasina uu…
Add a comment...

Post has attachment
Chelsea Iyo Man United Midkood Ayuu Ku Biiri Doonaa Ereksan Marki La Gaaro Xagaaga.

Kooxda Kubada Cagta ee Tottenham ayaa wajihi doonta dhibaato dhanka Suuqa kala Iibsiga ah Waxayna U Badan Tahay In Xidigooda Eriksen Ay Ka iibin doonaan Kooxaha ay ku xifaaltamaan Horyaalka England. Spurs ayaa Todaabkii la soo dhaafay u diiday dhigeeda…
Add a comment...

Post has attachment
Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan wadatashi ah ka furay Muqdisho (Sawirro)

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Jamaal Maxamed Xasan ayaa daahfuray Kulan Wadatashi ah oo ku saabsan waxqabadka iyo Istaaratiijiyada Hay”adda Caalamiga ee WorId Vision ee Soomaliya  2019 2020. Kulankan waxaa ku sugnaa …
Add a comment...

Post has attachment
Madaxwayne Farmaajo oo Guddoomiyay Shirka Tubta Amniga Iyo Caddaaladda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo), ayaa maanta guddoomiyay shirka Todobaadlaha ah ee Tubta amniga iyo Caddaaladda oo looga hadlay dardar-gelinta howlaha iyo halbeegyada hay’adaha iyo…
Add a comment...
Wait while more posts are being loaded