Profile

Cover photo
Wargeyska Goobjooga
40 followers|108,931 views
AboutPostsPhotosYouTube

Stream

Wargeyska Goobjooga

Shared publicly  - 
1
Add a comment...

Wargeyska Goobjooga

Shared publicly  - 
 
 
XOG KU SAABSAN IBRAAHIM IIDLE SALEEBAAN OO LOO MAGACAABAY GUDOOMIYA MAXAKAMADDA SARRE EE QARANKA SOOMAALIYEED
Maalinkii shalay ee taariikhdu ahayd 4tii Maayo 2016, waxaa madaxwaynaha Soomaaliya, mudane Xasan Sh. Maxamuud xilkii uu qaranka u hayay ka qaaday, Abuukaate Caydiid Cabdillaahi (ilka xanaf), oo ahaa gudoomiyihii maxakamadda sarre, waxa kale oo isla shalay madaxwaynuhu u magacaabay gudoomiyaha maxakamadda sarre, Ibraahin Iidle Saleebaan oo maalinkii...
View original post
2
Add a comment...

Wargeyska Goobjooga

Shared publicly  - 
 
Qarax ka dhacay Gaari lagu qabtay magaalada Muqdisho oo waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa dhaliyay dhaawacyo soo gaaray khabiir ka tirsan ciidamada baarista miinooyinka iyo weriye sawir qaade ahaa. Qaraxan ayaa ka dhacay mid ka mida labada gaari ee ciidamada NISA ay qabteen, kuwaasoo lagu doonayay in lagu weeraro...
1
Add a comment...

Wargeyska Goobjooga

Shared publicly  - 
 
Boqorka dalka Afrikada Koonfureed ku yaala ee Swaziland Boqor Mswati III oo dunida kaga yaabiyay dhaqanka dadkiisa iyo xaaska faraha badan ee uu qabo ayaa toddobaadkan muran ka dhaliyay dalkaasi ka…
1
Add a comment...

Wargeyska Goobjooga

Shared publicly  - 
 
Waxaa qasab nagu ah marwalba inaan idiin soo gudbino muuqaalada aad wax ka faa’iideysan ee la xiriira cunto karinta maanta, gaar ahaanna kuwo leh faa’iidooyin dhab ah. Waxaan idiin heyn…
1
Add a comment...

Wargeyska Goobjooga

Shared publicly  - 
1
Add a comment...

Wargeyska Goobjooga

Shared publicly  - 
I had the awesome privilege of joining the Save the Children Somalia office as they launched their Every Last Child national campaign. The audacious and ambitious campaign will focus on girls and in particular combatting the harmful practices that stand in the way of them experiencing their full rights....
2
Add a comment...

Wargeyska Goobjooga

Shared publicly  - 
Somalia: News, Sports, Films, Opinion, Sheeko,
2
Add a comment...

Wargeyska Goobjooga

Shared publicly  - 
 
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali (Sharma’arke) ayaa safar aan hore loo ogeyn oo isaga u gaara ku tegay dalka Raashiya, kaasoo la xaqiijiyay inuu madmadow soo kala dhex geliyay madaxda sare ee dalka. Cumar C/rashiid oo u tegay dalka Turkiga shirkii dalalka Islaamka ayaa laga war helay isagoo...
1
Add a comment...

Wargeyska Goobjooga

Shared publicly  - 
 
Goobjooga.com- Kulanti wanaagsan saaxiibada sida joogtada ah shabakada Goobjooga ugu xiran waa markale iyo barnaamijkeena Ma Ogtahay oo aan maal maha (Isniinta iyo Khamiista) idinla wadaagno. Hadab…
1
Add a comment...
Story
Introduction
Radio Bulsho and City Voice Radio, The First Youth and Music Radio, established in Somalia October 2008, plus DalmarPress