Profile cover photo
Profile photo
kamaal kynaan
5 followers
5 followers
About
Posts

Post has attachment
(Warqaat.com)—Ciidamada Ammaanka  Soomaaliya Ayaa Magalada Muqdisho Waxa Ay Ku Qabteen Shaqsi La Sheegay Inuu Watay,Isla Markaana La Dhoofayay Lacago Been Abuur Ah. Warka Soo Baxay Hay’adda Nabadsugida Iyo Sirdoonka Qaranka Ayaa Waxaa Lagu Sheegay In 18…
Add a comment...

Post has attachment
(Warqaat.com)—Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale Ayaa Si Kulul Uga  Hadlay Howlgal Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ka Dhacay Muqdisho. Shalay Gelinkii Dambe Ayaa Ciidamo Ka Tirsan Kuwa Booliska Somalia Waxa Ay…
Add a comment...

Post has attachment
(Warqaat.com)—Madaxweynihii Ugu Horeeyay Galmudug  Cabdikariin Xuseen Guulleed  Oo Ka Jawaabay Khudbadii Maanta Madaxweynaha Puntland Uu Kudhaleelay Xiligii Uu Madaxweynaha Ka Ahaa Galmudug  Sida Ay Aheyd Magaalada Galkacyo Iyo Dhibaato Ay Kawadeen…
Add a comment...

Post has attachment
Rag hubeysan ayaa Caawa weerar bambaano waxa ay ku qaadeen Xarunta Maamulka degmada Boondheere ee Gobolkaan Banaadir,waxaana weerarkaas ka dhashay khasaaro dhaawac ah. Goobjoogayaal ayaa  sheegeen inay maqlayeen jugta weerarka bambaano,kadibna ay maqleen…
Add a comment...

Post has attachment
Wararka Inga Soo gaaray Gobolka Gal gaduud ayaa sheegaya in Qarax uu ka dhacay Deegaanka Xeraale,iyadoo Qaraxa uu khasaaro geystay. Afar Carruur ayaa midkood uu dhintay seddexdii kalena ay ku dhaawacmeen markii Qaraxa ay ku ciyaarayeen uu ku qarxay. Qof…
Add a comment...

Post has attachment
(Warqaat.com)—Maamulka Gobolka Banaadir Ee Uu Gudoomiyaha Ka Yahay C/Raxamaan Cumar Cismaan Yariisow Ayaa Waxaa Bilihii La Soo Dhaafay Ka Muuqday Dayacnaan Dhinaca Bulshada Soomaaliyeed Ah , Taas Oo Keentay Qaabka Qabilaada Oo U Muuqata Qaab Dhibaato…
Add a comment...

Post has attachment
(Warqaat.com)—Sida La Wada Ogsoon Yahay Waxaa 8-Ii September 2018, Uu Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/Laahi Maxamed (Farmaajo) Uu Gogol U Fidiyay Madaxda Maamul Goboleedyada Inay Ka Soo Wada Qeyb Galaan Shir Wadatashi Ah Oo Looga Wada Xaajoonayo…
Add a comment...

Post has attachment
(Warqaat.com)—Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha Hoose ee maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadlle ayaa  waxa uu xilka qaadis ku sameeyay gudoomiyihii Degmada Baladweyne,isagoo magacaabay guddoomiye cusub. Gudoomiyaha cusub ee loo magacaabay…
Add a comment...

Post has attachment
(Warqaat.com)—Wasaaradda Arrimaha Dastuurka XFS Ayaa Manta Heshiis Ku Saabsan Sida Loo Fulinayo Barnaamijyada Waxbarashada Madaniga Ah Iyo Wacyigelinta Bulshada Ee Arrimiha Dastuurka La Saxxiatay Hay’adihii Ku Guulaysta Fulinta Barnaamijyadaas…
Add a comment...

Post has attachment
(Warqaat.com)—Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam Ayaa Maanta Khudbad Ka Jeediyay Shirka Madasha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Dalka. Madaxweynahu Ugu Horayn Wuxuu Dowlada Iyo Shacabka Ree Puntland Uga Mahad Celiyay Soo…
Add a comment...
Wait while more posts are being loaded