Profile cover photo
Profile photo
xamse cabdiqaadir
13 followers
13 followers
About
Posts

Post has attachment
Wuu ii dacwoonayaa W/Q: ibraahin xaaji cabdi
Goortu waa habeen badh;ciddna ma socoto xilligan.
Cagtunna wey  go’day,  mid mirqaansan iyo waxaan dhaamin baa jaanta
rogay.  Laakiin waxa iyada oo dumar ah
soo saaray kollay waa wax culus ayaad is odhanaysa.  Waxay fadhidaa fiyaaradda horre ee aqalkeeda, w...
Add a comment...

Post has attachment
Wuu ii dacwoonayaa W/Q: ibraahin xaaji cabdi
Goortu waa habeen badh;ciddna ma socoto xilligan.
Cagtunna wey  go’day,  mid mirqaansan iyo waxaan dhaamin baa jaanta
rogay.  Laakiin waxa iyada oo dumar ah
soo saaray kollay waa wax culus ayaad is odhanaysa.  Waxay fadhidaa fiyaaradda horre ee aqalkeeda, w...
Add a comment...

Post has attachment
ISMA DHAANTO IYO DHASHEED IGA DHEH! W/Q:Khadiir Maxamed nuur
Waa sheeko jacayl ah oo dhab ah dhex martayna  wiil iyo gabadh wada dhigan jiray jaamacad
isku fasalna ahaa.haddaba shakeeda oo dheerayd isla markaana aan lagu soo koobi
Karin qoraal waqtiga ay socotayna uu dheeraa waxaan isku dayeyaa in aan soo
koobo oo aa...
Add a comment...

Post has attachment
jacayl jaar joogsan waa W/Q:Muxyadiin maxamuud maxamed
Waa galab cad ceedu badh
godka la gashay jeexa kalena ka soo jeedo godka , lahayna kul badan oo wax guba
cirkuna  caad daruureed ku xidhan yahay
oo roob goor dhawayd biyo dhigay ,saxasaxada dabayshu   qaadayso 
udgoonkeeda  aad  laraacayso sanka ayey galbta...
Add a comment...

Post has attachment
Tobanka qodob ee wax soo jeedinta W/Q; sakariye faysal waddani
Xirfada cod karnimada
iyo aftahanimadu waa wax ku abuuran gudaha qofka billi-aaddankaa oo ilaah
haybad u siiyay.balse, waxaynu halkan ku soo qaadan doonaa toban qodob oo aad
ku kasban karto dhageystayaashaada marka aad wax soo jeedinayso. Waxaana ka mid
ah ...
Add a comment...

Post has attachment
Irridda Aqoonta W/Q. Cabdisalaan Axmed Muuse “Cagaf”
Hoygu irrid laga galuu lee yahay.    Aqoontuna irrid laga galay leedahay.    Shay kastana waxbaa ibo-fur u ah.    Ballaysinka iyo bud-dhigga aqoontu waa akhriska.    Akhrisku     waa irriddii aqoonta.    Akhrisku inuu irridda aqoonta yahay waxa caddayn mara...
Add a comment...

Post has attachment
Haa, Noqo laba mid!! W/Q. Cabdisalaan Axmed Muuse “Cagaf”
Ammintu waa gadiid {Duhur}, cad-ceedu waxay caga-cagaynaysaa cirka badhtankiisa.    Waxayna dhulka ku soo ganaysaa fallaadho kulul, oo    gamas afka loo tiifay in dhakada lagaaga wareemayo ad moodid.    Dhulku waa jalaq, oo socodka dadka iyo sawaxanka baabu...
Add a comment...

Post has attachment
furfuridii saddexda xigmadood W/Q:Sakariye Faysal Waddani
Waxa uu ahaa boqor aad u caqli iyo garasho badnaa; afarta maal aduunyo wax ka maqanina aanu jirin. Waxa uu ilaah ku manastay sharaf, cisi, karaamo, maamul wanaag iyo aftahanimo ay ku dheehan tahay xigmad qof weyni.waxa kale oo ilaah siiyay hal gabadh oo qur...
Add a comment...

Post has attachment
Ismaan lahayn! (sheeko gaaban)W/Q:Ibraahin Xaaji Cabdi Tallaabo
         Marnaba ismuu lahayn tan oo kale ayaad kala kulmaysaa. Waxa islaahaan
wayaay moodiisi hore iyo dhabta meesha taala. Axmed wuxuu ku dhashay magaalada hargeysa hilladii  1991, mana uusan arag rafaad iyo jab intu
noolaa, inkaastoo reerkoodu bandarka k...
Add a comment...

Post has attachment
ku dayashada indhaa la' Dhaqan liita (Maqaal)
        Maalintan oo kale dhawr xafladoodbaa la qabtay sida bishii
may 3deeddii 1908dii,oo lagu qabtay chikago.mid kale oo la qabtay bishii
February 28keedii 1909kii oo lagu qabtay newyork:iyo tu kale oo la qabtay bishii
febraayo 27 keedii 1910kii oo iyana ...
Add a comment...
Wait while more posts are being loaded