Profile cover photo
Profile photo
GOOLASHA SPORTS TV
2 followers
2 followers
About
Posts

Post has attachment
    Sergio Aguero oo gool keliya ujira in lagu qoro buuga taariikhda gooldhalinta ajaaniibta horyaalka Premier League-ga. Weeraryahanka Manchester City oo kusoo biiray kooxdiisa sanadii 2011 waana mid laqaaday City 2 Premier League isagoo dhaliyay 123…
Add a comment...

Post has attachment
kooxda kubada cagta ee Liverpool oo gurigeeda kusoo dhaweysay  naadiga reer Germany ee Hoffenheim iyagoo ciyaaraya lugti labaad ee katirsana isreeb-reebka Champions League waan kuwa 4-2 ugu awood sheegtay ciyaar ka dhacday Anfield. Reds oo ku bilaabatay…
Add a comment...

Post has attachment
  SHAXHAA RASMIGA AH EE LABADA NAADI LIVERPOOL:Mignolet, Alexander-Arnold, Matip, Lovren, Moreno, Henderson, Emre Can, Wijnaldum, Sadio Mane, Mohamed Salah, Firmino. KAYDKA:Karius, Klavan, Gomez, Milner, Solanke, Robertson, Sturridge. HOFFENHEIM: Baumann,…
Add a comment...

Post has attachment
Xiddiga ka ciyaara garab weerarka kooxda PSG ee Neymar oo kahadlay maamulka Barcelona  iyo hab dhaqankii uu kala kulmay saraakiisha inti uu ku sugnaa kooxda ka dhisan qalcada Camp Nou. Wiilkan reer Brazil oo qaab ciyaared waanaagsan kusoo bandhigay Paris…
Add a comment...

Post has attachment
Naadiga ka dhisan waqooyiga London ee Arsenal oo dalabka kaheshay dhigeeda kooxda Inter Milan taasoo  ay ku dooneyso daafacoda Shkodran Mustafi oo lagu qiimeeyo £35 Milyan oo Euros. Gunners oo soo  diiday isbuuci lasoo dhaafay dalab amaah oo kaga yimid…
Add a comment...

Post has attachment
Naadiga kubada cagta ee Barcelona ayaa mar kale dhibane ku noqotay saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Nice Jean-Michel Seri oo lagu naaneyso Xavi-ga Afrika,  manajirto wax lacag oo qanadraaskiisa lagu burburin karo xiddigan. Inkastoo goorsii horeysay loo…
Add a comment...

Post has attachment
Kooxda Real Madrid ayaa guul fudud ku bilaabatay difaacashada horyaalka La Liga kadib markii ay guul ka gaartay naadiga Deportivo La Coruna kulan ka tirsanaa kulankii ugu horeeyay ee horyaalka La Liga. Real Madrid oo kulanka soo gashay iyada oo aragtay in…
Add a comment...

Post has attachment
Man City iyo Everton waa kuwa ku bilowday guulo horyaalka Premier League balse ku ciyaarida Etihad Staduim oo ah fursad kale ay heysato City. Manchester City oo ku bilaaban doonta kulankaan iyagoon wax dhaawacyo cusub aysan qabin xiddigaheeda, waxaana…
Add a comment...

Post has attachment
Naadiga Barcelona oo guul raaxo leh ku furatay horyaalka oo ay ka gaartay kooxda Real Betis kulan ka dhacay Qalcada Camp Nou kana tirsan todobaadkii ugu horeeyay ee horyaalka La Liga. Barcelona oo kulankan ku bilaabatay iyadoo ciyaaraysa baas gaa-gaaban…
Add a comment...

Post has attachment
kooxda Barcelona ayaa lagu so waramayaa in ay naadiga Liverpool uqabatay ilaa caawa fiidkii oo ku beegan 9 habeenimo ee saacada xilliga geeska Afrika, xagooda ay ku beegan tahay 7 fiidnimo si ay ubadalaan maankooda una aqbalaan dalabka ay Barcelona ku…
Add a comment...
Wait while more posts are being loaded