Profile

Cover photo
tuliguuleed tuurcaanood
Worked at YouTube
Lives in ksa riyadh
4 followers|5,643 views
AboutPostsPhotosYouTube

Stream

tuliguuleed tuurcaanood

Shared publicly  - 
 
allaw dhawr ciida jaarso waa mahad allee jaarso midhale weeyaan waa mahad alee jaarso jana weeyaan waa mahad allee dhul hodana weeyaan waa mahad allee umad midaysan weeyaan waa mahad allee umad myslima weeyaan waa mahad alee ehel qudhaata weeyaan waa mahad allee uur hooyo weeyaan waa mahad allee ehelkayga weeyaan by ina khaliif imaamka
1

tuliguuleed tuurcaanood changed his profile photo.

Shared publicly  - 
 
waa astaan u gaara jrs JAARSO
1
Add a comment...

tuliguuleed tuurcaanood

Shared publicly  - 
 
maxaad kala socotaa in beesha jaarso ay tahay beesha kaliyaata ee la dagaalantay wakhtigii dargidii ee gibirka la qaadi jiray kadib markii ay beesha jaarso diiday in ay gibirka bixiso oo ay tidhi waa shay aan noo cuntamin mase ogtahay in meesha uu dagaal kaasi ka dhacay ay ahayd KOORALAY MEESHA LOO YAQAAN dagaal kaa ayaa waxa loogu magac daray kanoonik biyeeye maxaad kala socotaa beesha jaarso in ay tahay beesha kaliyaata ee qaabishay barakaca yaashii ugu horeeyey ee somaliyeed ku waas oo kasoo barakacay bariga somaliya sida sool iyo aaga hartigu daga ku waas oo ah beesha GARI KOOMBO oo banka DIIDO WAALEED la dajiyey oo waliba si ayna UNHCR DADKA U QAABILIN LOO QAABILAY WAA INOO QORAAL DANBE IYO C\LAHI KHALIF IMAAMKA QALIN KIISII
1
1
tuliguuleed tuurcaanood's profile photo
Add a comment...

tuliguuleed tuurcaanood

Shared publicly  - 
 
BARAARUJIN, beesha jaarso, 12/7/11 11:45 AM, BEESHA JAARSO WAA BEEEL AAD U BALAADHAN OO ILAHAY BARA KEEYEY DHANKASTE WAXAYNA KA ID TAHAY BEELAHA DAGA DHULWEYNAHA ETHIOPIA GAAR AHAAN JIGJIGA JINACSANI ...
1
Add a comment...

tuliguuleed tuurcaanood

Shared publicly  - 
 
waxaan nahay beesha jaarso ee aan lahayn wax caadifada ama wax cunsuriyad ka dhan ah dadka nagu hoos nool anagoo xaq dhawrayna dadka nasoo miciin biday oo aanan ku is taagayn waxaan jecel nahay in ay nala noolaadaan dhamaan umada islaamka ee nabai maxamed
 ·  Translate
1
1
Jijiga Jijigaoromiacity's profile photo
Add a comment...

tuliguuleed tuurcaanood

Shared publicly  - 
 
waxaan jrs ana i love our jrs beel weynta jaarso ha noo laato waxa aan ka mid ahay dhalinta jrs ee tuli guled waxaana nahay abaha tuli
 ·  Translate
1
2
Barentu Oromo's profile photoBeelaha Jaarso's profile photoJijiga Jijigaoromiacity's profile photo
 
Adkeeya midnimada dhalinyarta beesha si aan hadafkeena ugaarno.
TULINA ayaa kaaga tunweyn adaa usareeya.
 ·  Translate
Add a comment...
In his circles
1 person
Have him in circles
4 people
ebs new's profile photo
Beelaha Jaarso's profile photo

tuliguuleed tuurcaanood

Shared publicly  - 
 
 
maxaad kala socotaa in beesha jaarso ay tahay beesha kaliyaata ee la dagaalantay wakhtigii dargidii ee gibirka la qaadi jiray kadib markii ay beesha jaarso diiday in ay gibirka bixiso oo ay tidhi waa shay aan noo cuntamin mase ogtahay in meesha uu dagaal kaasi ka dhacay ay ahayd KOORALAY MEESHA LOO YAQAAN dagaal kaa ayaa waxa loogu magac daray kanoonik biyeeye maxaad kala socotaa beesha jaarso in ay tahay beesha kaliyaata ee qaabishay barakaca yaashii ugu horeeyey ee somaliyeed ku waas oo kasoo barakacay bariga somaliya sida sool iyo aaga hartigu daga ku waas oo ah beesha GARI KOOMBO oo banka DIIDO WAALEED la dajiyey oo waliba si ayna UNHCR DADKA U QAABILIN LOO QAABILAY WAA INOO QORAAL DANBE IYO C\LAHI KHALIF IMAAMKA QALIN KIISII
View original post
1
Add a comment...

tuli turanod changed his profile photo.

Shared publicly  - 
 
dhul kayga waan jeclahay xumaanta waan diidayaa wadan kayga waan jeclahay dadkiisa waan jeclahay diintayda waan jeclahay
 ·  Translate
1
Add a comment...

tuli turanod changed his profile photo.

Shared publicly  - 
1
Add a comment...

tuliguuleed tuurcaanood

Shared publicly  - 
 
ANIGOO NIN JAARSOO JIGJIGA KU NOOLOO DHEX JIBAAXA JIIDA KAYNTALE HADIIN AANAN JEEXAYGA LA II JABIN NIMAAN JIIDHO WAA JABI JARKA WAAN KA SII DAYN
 ·  Translate
1
1
Beelaha Jaarso's profile photoBarentu Oromo's profile photoJijiga Jijigaoromiacity's profile photo
2 comments
 
dadaala dhalin wacan
Add a comment...
People
In his circles
1 person
Have him in circles
4 people
ebs new's profile photo
Beelaha Jaarso's profile photo
Work
Employment
  • YouTube
    ethiopia
Basic Information
Gender
Male
Story
Tagline
beesha jaarso waa beel ku dhisan nabad iyo horu mar waana beel kamida beelaha somali direed ee daga bariga africa gaar ahaan ethiopia waxayna beeshu ka mid tahay beelaha ugu deegaanka badan dhanka ethiopia gaar ahaan gobolka jigjiga iyo gursum iyo dire dawa waxayna dagtaa beesha jaaro magaalooyinka JIGJIGA TULI-GULED JINACSANI GURSUM DURE DAWA BAABILI HERER AJARSA GORA IYO QAAR KAMIDA GOBOLKA LIIBAAN waxayna xad la wadaagtaa beela jidwaq gadabuursi ciise akhisho iyo kuwa kale oo bada
Places
Map of the places this user has livedMap of the places this user has livedMap of the places this user has lived
Currently
ksa riyadh