Profile cover photo
Profile photo
Abdirahman Yassin
31 followers
31 followers
About
Posts

Post has attachment
#Bismillaah

#Fadliga #BISHA_SHACBAAN

Waxaa Ka Mid Ah Fadliga Bisha Shacbaan In uu Nabigu ﷺ Badankeeda Soomi Jirey.

Sheikha Muxammad Saalix al-Cutheymiin رحمه الله wuxuu yiri: "Markii Shacbaan loo eego, haa waa mid khaas ah maadama uu Nabigu ﷺ kordhin jirey Soonka. Wuxuuba soomi jirey bishaan badankeeda. Sidaas daraadeed waa mid ku haboon in la badiyo soomida Shacbaan."

● [لقاء الباالمفتوح ١٧٤]

Sheikh Cabdul Muxsin al-Cabbaad حفظه الله إيمانه
wuxuu yiri: "Rasauulku ﷺ wuxuu inta ugu badan ka soomi jirey bisha Shacbaan iyo Muxaram markii loo eego bilaha kale. Rasuulkuna ﷺ weligiis ma dhameystirin soomida bil kaamil ah markii laga reebo Ramadaanka."

● [شرح سَنَن أبي داود للشيخ عبدالمحسن العباد ١٨/٣]


اللهم بلغنا رمضان بالصحة والعافية
Photo
Add a comment...

Post has attachment

Post has attachment
Muxaadara gaaban oo noo soo jeedinaayo Sh Saciid Raage xafidahullaah.
Add a comment...

Post has attachment
Dhaantada maxay dhib leedahay | Sh.Maxamed Cabdi Umal
Add a comment...

Post has attachment

Post has attachment

Post has attachment
Check out this video on Keek!
Add a comment...

Post has attachment
Check out this video on Keek!
Add a comment...

Post has attachment
Elle me rend fou! Magnifique!
Add a comment...

Post has shared content
Add a comment...
Wait while more posts are being loaded