Communities and Collections
Posts
Post has attachment
Post has attachment
Post has attachment
Public
Macalin jaamacad kadhiga Gaalkacyo oo ardayda ujeediyay qudbad dareen qiiro leh oo uukaga hadlay Xasuuqa Muqdisho.
Add a comment...
Post has attachment
Public
Soomaaliyeey waxa dhibaatadan na gaarsiiyay waa xukun sow maahan, aniga waxaan idiin sheegayaa aan wadahadalno, anigu xukun kusoo noqon maayo
https://www.ilwareed.info/warar/somaliamadaxweyne-farmaajo-oo-sheegay-uusan-madaxweyne-sii-ahaandoonin-isagoo-fariin-u-diray-siyaasiyiinta-kasoo-horjeeda/
https://www.ilwareed.info/warar/somaliamadaxweyne-farmaajo-oo-sheegay-uusan-madaxweyne-sii-ahaandoonin-isagoo-fariin-u-diray-siyaasiyiinta-kasoo-horjeeda/
Add a comment...
Post has attachment
Public
Wariye AAMINA MUUSE Oo Si run ah Uga hadashay Xaqiiqada dhabta ah Ee Xaalada Muqdisho Iyadoo Fariin Iyo Talooyin ay U soo Jeedisaysay Udirtay Madaxda Dawlada Iyo Shacabka Soomaaliya!!!
Waxa nasiib daro ah oo aan indhaha laga qarsan karin in Dawladu ay Xildhibaano Iyo Masuuliyiin ay ka dhigtay qaar ka mid ah Madaxadii Kooxaha Argagixisada Iyadoo Shalayna Warbaahinta Lagu Lasoo bandhigay Sh.Mukhtaar Roobow oo ah Kuwii hore Shacabka Uxasuuqay oo la leeyahay dadka ayay badbaadinaynaan oo dhiig ushubayaan ma aqbali karno in mooryaantii dadka hore U laysey in Shacabka Lagu Aamino.
( Walal Share dheh la wadag asaxabtada kale).

Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi oo ka hadlay masiibadii Muqdisho ka dhacday
Add a comment...
Post has attachment
Post has attachment
Public
Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay qaraxii Muqdisho. uguna baaqay shacabku iney garab istaagaan dadka ku waxyeeloobay qaraxaasi.
Add a comment...
Post has attachment
Public
Waxaa sii kordhaya tirada dadka ku naf waayey Qarax laga soo buuxiyey gaari xamuul ah oo saacado yar ka hor ka dhacay isgoyska Zoope oo ka mid ah isgoysyada ugu mashquulka badan magaalada Muqdisho.
Add a comment...
Post has attachment
Public
Ilwareed Online
Add a comment...
Wait while more posts are being loaded