Profile cover photo
Profile photo
Mr.Wiyeer Yare
100 followers -
BBA
BBA

100 followers
About
Communities and Collections
View all
Posts

Post has attachment
QOSOL Hure walan-wal Oo Ka Sheekaynaaya Gabayo Dhalinyartu Iskugu Faanto Hargeysa Iyo Burco
Add a comment...

Post has attachment
Baligubadleh Caasimadii Hal-ganka Iyo Xornimadoonka Somaliland Iyo 28 Kadib Oo Abaalkeedii La-Xabaalay W/q: Mr. Hamse Bashe (Wiyeer-yare)
Hordhac: Taariikhdu
waxay ku beegnayd horaantii 1963kii markii ugu horeysay ee Magaaladda
Baligubadle loo magacaabay in ay noqoto Degmo ka tirsan   Degmooyinkii Jamhuuriyadii Soomaaliya, kadib
markii 1962kii ay magaladaas ka bilaameen dhaqdhaqaaqyo codsiyo ...
Add a comment...

Post has attachment
Add a comment...

Post has attachment
Danbiilihii Ugu Khatarta Badnaa Taariikhda!
Pablo
Escobar waa ganacsadihii ugu weynaa ee dhanka maandooriyaha (mukhadaraadka),
waa nin u dhashay dalka Colombia 1949kii, wuxuuna ahaa markiisii hore nin
beeralay ah oo faqiir ah, markii uu cimrigiisu gaadhay 35 jir wuxuu noqoday
dadka ugu maal-qabeensan...
Add a comment...

Post has attachment
Fariin kusocota Raga – Dumarku ma jecela ninka kusifooba Shantan Astaamood!
Inagoo
qaybaheena dambe ee Daraasaadka Aduunka kusoo qaadan doono qodobo kale oo uga
hadlaaya xidhiidhka dhexmara Raga iyo dumarka, qaybtan maanta waxaynu ku ogaan
doonaa shan astaamood oo dumarku hadii ay ninka ku arkaan aanay weligoodna
jecelaanaynin, waa...
Add a comment...

Post has attachment
Hambalyo Mudane Madaxweyne Socodaalkaaga Nabadda Iyo Midnimadda Ee Goboladda Bari W/Q: Mr. Hamse Bashe (Wiyeer-yare)
Waxaan
qoraal kooban ku soo gudbinayaa dareenka shacbi weynaha Somaliland oo aan u
kuurgalay inbadan oo kamid ahi sida ay u arkaan socodaalka Madaxweynaha
Jamhuriyada Somaliland Mud.Muuse Biixi Cabdi, socdaalkan oo anigu aan u bixiyey
“Nabad iyo Midnimo”, w...
Add a comment...

Post has attachment
Add a comment...

Post has attachment
SIINAAY, Caasimadii Saqiirtay Ee Shacabkeedu Duugeen!!! W/q: Mr. Hamse Wiyeer-yare
Hordhac: Nabad iyo
bariido wacan, waxaan qormadan kooban kusoo qaadanayaa mid kamid ah Xaafaddaha
aadka u da’da weyn ama qadiimiga ah ee ay ka aasaasantay Magaalada Hargeysa,
waa Xaafada SIINAAY oo ka tirsan Degmada qadiimiga ah ee A/Dhagax. Afeef: Waxaan k...
Add a comment...

Post has attachment
Add a comment...

Post has attachment
[Video] Maxaa Kala Qabsaday Gudomiyaha Xisbiga Waddani Iyo Wariye Faysal Fadh-fadh leh
Muuqaalkan oo wariysi ah ayaa Gudoomiyaha Xisbiga waddani Xirsi Xaaji Xasan waxa uu si adag u difaacay buug uu dhawaan soo bandhigay oo uu qoray, buuga ayaa inbadan shacabku u arkayeen in meel kaga dhacay caafimaadka Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed S...
Add a comment...
Wait while more posts are being loaded