Profile cover photo
Profile photo
Wargane News
72 followers -
Delivers the latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.
Delivers the latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

72 followers
About
Communities and Collections
Posts

Post has attachment
#Cajiib: Film Cusub Oo Laga Matalay Xukunkii Iyo Cabudhitaanki #Madaxweyne_Iiley Iyo #Tusaale_Aduun #Daawasho Wacan

Cajiib: Film Cusub Oo Laga Matalay Xukunkii Iyo Cabudhitaanki Madaxweyne Iiley Iyo Tusaale Aduun Daawasho Wacan  
Add a comment...

Post has attachment
#Fanaanada Caanka Ah Ee #Farxiye_Fiska Oo Hees Macaan U Qaaday Caasimada #Hargeysa Daawasho Wacan

Fanaanada Caanka Ah Ee Farxiye Fiska Oo Hees Macaan U Qaaday Caasimada Hargeysa Daawasho Wacan  
Add a comment...

Post has attachment
#Somaliland: Badhasaabka Gobolka #Sanaag Oo Ku #Hanjabay Inuu Afar Gaadhi Oo Tikniko Ah U Dirayo Taliyihii Duleedka Ceerigaabo Ku Sugnaa, #Warbaahintana Digniin Siiyay

Badhasaabka Gobolka Sanaag Maxamed Axmed Caalim (Tiimbaro) ayaa markii u horaysay ka hadlay halka uu ku dambeeyay Taliyihii duleedka Magaalada Ceerigaabo ku sugnaa ee uu dhawaan sheegay inuu isku soo dhiibayo Somaliland, waxa uu markan cadeeyay inay…
Add a comment...

Post has attachment
#Somaliland: #Xildhibaano Golaha Wakiillada Ka Tirsan Oo Qayrul Sharci Ku Tilmaamay Lacagta Uu Wasiirka Maaliyaddu Ku Soo Rogay Gaadiidka, Sheegayna Inay Deg Deg Golaha U #Horkeenayaan

Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa sharci daro ku tilmaamay Lacagta uu Wasiirka Maaliyadda Yuusuf Maxamed Cabdi  ku soo rogay Gaadiidlayda ee uu ku iibinayo Lambarada Cusub ee Gaadiidka loo sameeyay, waxa ay Xildhibaanadani nidar ku…
Add a comment...

Post has attachment
#Somaliland: Madaxweyne #Biixi Oo Hargeysa Ku Martiqaaday #Diblomaasiyiinta Iyo Khubaradii Shisheeye Ee Dunida Uga Doodi Jiray Somaliland Markii Ay Talada Hayeen #Cigaal iyo #Rayaale

Madaxweyne Biixi Oo Hargeysa Ku Martiqaaday Diblomaasiyiinta Iyo Khubaradii Shisheeye Ee Dunida Uga Doodi Jiray Somaliland Markii Ay Talada Hayeen Cigaal iyo Rayaale Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa magaalada Hargeysa ku martiqaaday…
Add a comment...

Post has attachment
#Somaliland: Xisbiga #Waddani Oo Si Adag Uga Hadlay Arrinta Badelaadda Bilaydhada Gaadiidka Iyo Warbixintii Ay Hay’adda #SONSAF Saartay Ee Wargeyska FOORE Daabacay

Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa ka hadlay lacagta lagu soo rogay Gaadiidlayda ee bedalaada Bilaydhada Gaadiidka, taasi oo ay sheegeen inaanay bulshadu wakhtigan qaadi karin maadaama oo uu dalka ka taagan yahay Sicir Barar iyo Dhaqaale Xumo baahsani…
Add a comment...

Post has attachment
#Somaliland: Maamulka Guud Ee Wargeyska #FOORE Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Eedo Uga Yimid Afhayeenka #Booliska Kana Hadlay Xaqiiqada Warbixinta Wargeyska Daabacay

Masuuliyiinta Sare ee Wargeyska Madaxa Bannaan ee FOORE ayaa waxba kama jiraan iyo wax aan sal lahayn ku tilmaamay eedo Afhayeenka Booliska Somaliland Mudane Faysal Xiis Cilmi uu shalay warbaahinta siiyey taasi uu wargeyska Foore ku sheegay mid…
Add a comment...

Post has attachment
#Somaliland: Kobcintii Haykalka Dawladnimada #Somaliland Ee Marxuum Cigaal Iyo Daahir Rayaale, Burburintii Siilaanyo Iyo Dhaymaha Laga Sugayo Madaxweyne #Muuse_Biixi + Dugsiyo Dawladdu Leedahay Oo La Kireeyay

inkasta oo ay Somaliland Dawladnimo taam ah, Amni iyo Deganaansho ka hana qaaday, haddana waxa si weyn loo baadi goobayaa oo la tabayaaTiirashadii Aas aasiga u ahaa Dawladnimada ee Macnaha Dawladnimadu u taagnayd, maadaama oo ay Dawladnimo tahay Shuraako,…
Add a comment...

Post has attachment
#Somaliland: #Cabdiweli_Gaas Iyo Ku Xigeenkiisa #Cabdixakiim_Camay Oo Faraha Iskula Tagay Dagaal Gacan Ka Hadal Ah, Midka #Gacanta Ku Horeeyey Iyo Waxa Ay Isku Hayaan Labada Nin!

Wararkii ugu dambeeyey ee laga helayo Maamul Goboleedka Soomaaliya ee Puntland ayaa sheegaya in Madaxweynaha Is-maamulkaasi iyo Madaxweyne ku xigeenkiisu ay siku af dhaafeen qaasriga Magaalada Garoowe halkaaasina uu ku dhex maray gacan ka hadal koobani.…
Add a comment...

Post has attachment
#DP_World Oo Shirkadaha Adduunka Uga Digtay In Ay Aaminaan #Ismaaciil_Cumar Geelle, Kuna Hanjabay Inay Maxkamad Caalami Ah La Tiigsan Doontaan #Dawladiisa

Shirkadada dekedaha Imaaraadka Carabta ee DP World ayaa shaaca ka qaaday inay qaadi doonto dhammaan tallaaboyinka sharciga ah, si ay u difaacdo saamiga ay ku leedahay dekedda Doraleh ee dalka Jabuuti, kadib markii saamigaas oo ay si rasmi ah dowladda…
Add a comment...
Wait while more posts are being loaded