Profile cover photo
Profile photo
SomaliDoc
393 followers
393 followers
About
Posts

Post has attachment
Waa kanaa casharkii aad sugayseen ee ku saabsanaa lalabada la dareemo subaxdii hore, qofkane uu dhibsanayo cunista waxyaabaha macmacaan. ka baro casharkaan waxyaabaha keeno iyo siyaabaha loola tacaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8850.0
Add a comment...

Post has attachment
Add a comment...

Post has attachment
Mirahaan ma ahan Askax, Sadkax, Karuunjo, Sobkax, Canuuni iyo Cambo-shook toona, waa miro intaasba ka duwan, asal ahaane ka soo jeedo qaaradda Asia, khaas ahaan koonfurta dalka hindiya, ku dhufo sawirka hoose si aad u ogaatid faa'idooyinkiisa, qaabka loo isticmaalo iyo meesha laga helo. Fadlan #Share si bulshada uga faa'idaysato. Akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8746.0
Add a comment...

Post has attachment
Dad badan ayaa sheegto da' aysan jirin ama sharci kaga qaato dalal kale, Aqoon u yeelo baaritaannada lagu qiyaaso da'da saxda ah ee qofka uu jiro. Fadlan #Like & #Share.
Akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4586.0
Add a comment...

Post has attachment
Saytuunka waxaa laga soo saaraa saliid isku darsatay nafaqo iyo caafimaad muhiimne u ah jirka bini'aadanka, ka baro casharkaan 10 faa'ido oo laga helo saliidaan iyo cudurrada lagu daaweeyo, waxaad kaloo isla casharkaan ka sii geli kartaa qoraallo aan kaga hadalnay saliid macsarada, caddeyda, qumbaha, lowska, kalluunka, bocorka, xabad-sowdada iyo dhega-yaraha. Fadlan #Like & #Share si looga faa'idaysto. Akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8635.0
Add a comment...

Post has attachment
Aqoon u yeelo faa'idooyinka caafimaad ee laga helo midhaha "Tiinka" ee Alle ku xusay kitaabka quraanka iyo cudurrada lagu daaweeyo. Fadlan #Like & #Share si bulshada uga faa'idaysato.
Akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8139.0
Add a comment...

Post has attachment
Waa casharkii aad sugayseen ee ku saabsanaa hooyooyinka uurka yeelan waayo dilan ama dhicis ka dib, ka baro casharkaan waxyaabaha keeno iyo siyaabaha loogu baraarugo. Fadlan #Like & #Share si looga faa'idaysto. Mahadsanidiin.
Akhriso http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8600.0
Add a comment...

Post has attachment
Ka baro casharkaan 15 arrimood oo haddii hooyada uurka leh isku aragto muhiim tahay inay xarun caafimaad ku dhasho. Fadlan #Like & #Share si aad ula wadaagtid hooyooyinka. Akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8578.0
Add a comment...

Post has attachment
Waa casharkii aad sugayseen ee ku saabsanaa qaababka loo baab'in karo qalliin la'aan hilibka dheeraadka ah ee ku dul samaysmo dhaawacayda iyo tolliinada lagu sameeyo dadka qaar. Ku dhufo sawirka hoose si aad u akhrisato qormadaan, Fadlan #Like #Tag & #Share si asxaabta uga faa'idaysato.
Akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8070.0
Add a comment...

Post has attachment
Waa casharkii ay sugayeen dumar badan oo aan ku faahfaahinnay baaritaannada lagu ogaado tirada iyo tayada ugxanta dumarka taasoo qowleysatada caafimaad ka dhigteen mashruuc lacag looga cuno hooyooyinka ka cabanayo ilmo la'aanta, Waxaad kaloo casharkaan ka faa'idaysan kartaa baaritaannada dalka yaallo, kuwa aan oollin iyo qaabka saxda ah ee loo baaro. Fadlan ku dhufo sawirka hoose oo akhriso #Like & #Share si hooyooyinka dhiban uga faa'idaysataan.
Akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8543.0
Add a comment...
Wait while more posts are being loaded