Profile cover photo
Profile photo
Shabakada Ciyaaraha Cadalool
85 followers -
Shabakada Ciyaaraha Ee Cadalool - Waa Warside Madax Banaan Oo Soo Tabiya Ciyaaraha Dacalada Dunida ka Dhacaya , wararkooda oo run iyo xaqiiqo salka ku haysa. Cadalool waxaad toos uga daawan kartaa ciyaaraha kubbada cagta ee tartamada kala duwan ee xiisaha leh, sida Champions League, Premier League, La Liga, Seria A, Bundesliga,

85 followers
About
Posts

Post has attachment
Watch Live: Rangers vs Hamilton

Watch Live: Hamilton vs Rangers 
Add a comment...

Post has attachment
Live Stream: Hamilton vs Rangers

Watch Live: Hamilton vs Rangers 
Add a comment...

Post has attachment
Free Live Stream: Rangers vs Hamilton

Rangers travel to take on Hamilton Academical this afternoon, as they look to keep pace with Celtic and Hearts at the top of the Premiership. Steven Gerrard is yet to win an away game as Gers manager, but will be confident of breaking his duck against…
Add a comment...

Post has attachment
Rangers FC vs Hamilton - Live Streaming

Rangers travel to take on Hamilton Academical this afternoon, as they look to keep pace with Celtic and Hearts at the top of the Premiership. Steven Gerrard is yet to win an away game as Gers manager, but will be confident of breaking his duck against…
Add a comment...

Post has attachment
Live Stream: Rangers vs Hamilton

Rangers travel to take on Hamilton Academical this afternoon, as they look to keep pace with Celtic and Hearts at the top of the Premiership. Steven Gerrard is yet to win an away game as Gers manager, but will be confident of breaking his duck against…
Add a comment...

Post has attachment
NBA: Los Angeles Lakers Iyo Xiddigeeda LeBron James Oo Guul-darradii Labaad Oo Xidhiidh Ah Loo Xambaariyey + Natiijooyinka Ciyaarihii Kale Ee Xalay

Kooxaha horyaalka kubadda kolayga Maraykanka ee NBA ayaa ciyaaray kulamadoodii labaad, waxaana kasoo baxay natiijooyin naadiyada qaarkood niyad jab ku riday, halka kuwo kalena ay niyad samaan iyo raynayn ku dhamaysteen. Los Angeles Lakers ayaa xalay…
Add a comment...

Post has attachment
Thierry Henry Oo Guul-darro Ku Aftaxay Waayihiisa Tababarenimo

Tababaraha ku cusub saaxadda macallinimada ee Thierry Henry ayaa guul-darro ku bilaabay shaqadiisa cusub ee uu ka bilaabay kooxda kubadda cagta Monaco, taas oo 2-1 ay ku khaarajisay kooxda yar ee Strasbourg kulan ka tirsanaa  horyaalka Faransiiska Ligue…
Add a comment...

Post has attachment
11 Sannadood Kaddib, Clasico Oo Laga Waayey Ronaldo Iyo Messi - Shaxda Kooxdii Ugu Dambaysay Ee Real Madrid vs Barcelona Ka Hor Ronaldo Iyo Messi + Kooxdii Guuleysatay

Ciyaarta dunida ugu xiisaha badan ee loo yaqaano Clasico ee kooxaha Barcelona iyo Real Madrid ayaa muddo 11 sannadood ah kaddib waxa laga  waayi doonaa labada xiddig ee Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi marka ay toddobaadka dambe labada kooxood ku…
Add a comment...

Post has attachment
Madaxweynaha Perez Oo Shir Albaabadu U Xidhnaayeen La Yeeshay Tababare Lopetegui Kaddib Guul-darradii Levante Iyo Waxa Kasoo Baxay

Madaxweynaha kooxda kubadda cagta Real Madrid, Florentino Perez ayaa shir gaar ah la yeeshay tababare Julen Lopetegui kaddib guul-darradii shalay kasoo gaadhay ciyaartii Bernabeu ay ku martigeliyeen Levante. Madaxweynaha ayaa la sheegay in markii ay…
Add a comment...

Post has attachment
Tababaraha kooxda kubadda cagta Barcelona, Ernesto Valverde ayaa ka hadlay dhaawaca soo gaadhay kabtanka kooxdiisa Lionel Messi iyo saamaynta maqnaanshihiisu ku yeelan doono. Messi ayaa la sheegay inuu garoomada ka maqnaan doono muddo saddex toddobaad ah,…
Add a comment...
Wait while more posts are being loaded