Profile

Cover photo
Xidig Warar
Works at d
Attends Al-Azhar University
Lives in Cairo, Al Fagalah, Al Azbakeyah, Cairo Governorate, Egypt
105 followers
AboutPostsCollectionsPhotosYouTube

Stream

Xidig Warar

Shared publicly  - 
 
Labo Jenaral ayay imaaraadka Turkey u dhiibtay
Labo janaraal oo ka mid ahaa ciidan u joogo turkey afghaanistaan waxay ka mid ahaayeen dadka la waday afgambiga laga samayn rabay turki waxay u carareen marka uu fashilmay magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka carabta, dowladda imaaraadka waxay u dhiibtay dow...
1
Add a comment...

Xidig Warar

Shared publicly  - 
 
Qarax hadda Xamar ka dhacay 15 ayaa ku dhimatay
Waa sawirada meesha ay qaraxyada ka dheceen ee magaalada Muqdisho. Waxaa
qaraxyadaasi ku dhimatay 15 qof, shan kalena way ku dhaawacmeen. waxaa
mid kamid ah lala eegtay xarunta AMISOM ee ku dhow garoonka diyaaradaha
ee Adan Cade. daawo sawitada qaraxa ma...
1
Add a comment...

Xidig Warar

Shared publicly  - 
 
Family ayay u dooratay ninka cadaanka guurwacan
Cadaanka iyo soomaalida waa taariikh dheer siiba marka gumaysiga laga soo bilaabo, gabdhaha soomaaliyeed aad bay u rabaan inay guursadaan raga cadaanka ah, taas maxaa keenaya waxaa is weydiin mudan yaa haboon qofka inuu guursado qof dalkiisa ka soo jeedo am...
1
Add a comment...

Xidig Warar

Shared publicly  - 
 
Daayeer looga tarxiilay dalka Kuwait siyaab badan leh
Yaabka aduunka daayeer laga soo tarxiilay dalka kuwait maxaa looga soo tarxiilay booliska ayaa waxay ku arkeen isagoo darooga isticmaalaya, shaakadan kaftan ma aha , marka hore ninka ayaa lagu arkay oo daroogaysan oo gaari kaxaynaya marka la qabtay waxaa la...
 ·  Translate
1
Add a comment...

Xidig Warar

Shared publicly  - 
 
Sidaas ayaa kaaraha ciidanka loo reebaa
Waxa ka dhacay dalka turkiga ma aha wax sahlan, in shacabka ay reebaan ciidanka rabay inuu afgambi ku dhaqaaqo, ma yara wax dhexmaray, inay diyaaro soo kacdo oo ay weerarto hotel madaxweynaha joogay, maraykanka dhowr bilood ayuu sheegay inuu taageerayo hadd...
1
Add a comment...

Xidig Warar

Shared publicly  - 
 
Gaadiidka cirka iyo dhulka haddii aad maqashay waa kan
Gaadiidka cirka iyo dhulka horay ma u maqashay? sheeka haddii wali aysan ku soo gaarin hadda ogow, waxaa soo bixi rabaa gaadiid ama taxi oo buubaya, marka loo baahdo inuu buubo ama duulo, sidaas ula saco shirkado badan ayaa  hadda jira sheekadaas tijaabinay...
1
Add a comment...
In her circles
240 people
Have her in circles
105 people
Moustafa Shaaban's profile photo
‫ناصر الفرجانى‬‎'s profile photo
Desi Girls's profile photo
hassan suldaan (col man)'s profile photo
Muse H.yusuf's profile photo
Abdirisak Ibrahim Mahamoud's profile photo
nona lolo's profile photo
Abuukr M Mohamed Shiik's profile photo
deeka ahmad deete's profile photo

Xidig Warar

Shared publicly  - 
 
Duqaynta madaxtooyada Turkey sawir khaas ah
Madaxweynaha turkiga oo booqday meesha ay duqeeyeen ciidan rabay inay afgambi ku sameeyaan erdogan, dad badan waxay is weydiiyeen haddii uu ahaan lahaa guriga cad ee maraykanka waxa la duqeeyay caalamka muxuu dhihi lahaa, haddii madaxtooyada faransa ay ahaa...
 ·  Translate
1
Add a comment...

Xidig Warar

Shared publicly  - 
 
Marmaris waxaa lagu qabtay 7 qofood dili rabtay Erdogan
Todoba nin ayaa lagu qabtay magaalada Marmaris oo ah ciidanka cirka waxay dili rabeen madaxweynaha turkiga habeenkii afgambiga dhicisoobay dhacayay, madaxweynaha turkiga wuxuu joogay magaalada Marmaris wuxuuna ku jiray hotel magaaladaas ku yaalla, markaas a...
 ·  Translate
1
Add a comment...

Xidig Warar

Shared publicly  - 
 
Naagaha tuugada maxay nimankooda la jecel yihiin
Xaliimada ninkeeda musharaxa ah waxay rabtaa ayuutada inay si dhaqsi ku qaadato si ay ugu taageerto lacagtaas ninkeeda oo noqon raba nadaxweyne waayo wuxuu rabaa lacag inuu helo, hadafka uu qofka soomaaliga u rabo inuu meel madax ka noqdo waa lacag, dadka s...
1
Add a comment...

Xidig Warar

Shared publicly  - 
 
John Kerry madaxda soomaali cashar siinayo
Been yaan laguu sheegin Soomaali kor baa laga xukumaa, haddii aadan rumaysnayn arintaas sawirkan si fiican u eeg, sawiirka arrimaha dibadda dalka maraykanka John Kerry eeg qaabka uu u fadhiyo sidoo kale eeg afrikaanta hor fadhida oo edab u fadhiya, waxaad m...
 ·  Translate
1
Add a comment...

Xidig Warar

Shared publicly  - 
 
Erdogan ka soo dhexsaar dadkan badan
Turkiga dad badan ayaa ka baqaya inay sidan noqoto, waayo Erdoghan waa nin si fiican u yaqaana siyaasadda wuxuu u rogi doonaa goor dhow haddii Alle idmo tukey meel laga maamulo dalal badan oo muslin ah, dad calmaaniyiin waan u jeednaa sida ay uga soo horjee...
 ·  Translate
1
Add a comment...

Xidig Warar

Shared publicly  - 
 
Sweden gabar Somali gaalnimo loogu been bauurtay
Gabadhan waa gabar muslin ah been baa laga sheegay waxaa la yiri waa gabar kirishtan ah waxay ku nooshay dalka sweden, naago soomaali ayaa beentaas ka sheegay oo gaaloobay, marka waxaa lagaaga baahan yahay inaad faaiso muuqaalkan si dad badan ay u ogaadaan ...
1
Add a comment...
Xidig's Collections
People
In her circles
240 people
Have her in circles
105 people
Moustafa Shaaban's profile photo
‫ناصر الفرجانى‬‎'s profile photo
Desi Girls's profile photo
hassan suldaan (col man)'s profile photo
Muse H.yusuf's profile photo
Abdirisak Ibrahim Mahamoud's profile photo
nona lolo's profile photo
Abuukr M Mohamed Shiik's profile photo
deeka ahmad deete's profile photo
Education
  • Al-Azhar University
    present
Basic Information
Gender
Female
Work
Employment
  • d
    present
Places
Map of the places this user has livedMap of the places this user has livedMap of the places this user has lived
Currently
Cairo, Al Fagalah, Al Azbakeyah, Cairo Governorate, Egypt
Previously
Nasr City, Al Manteqah Al Oula, Cairo Governorate, Egypt
Links
Contributor to