Profile cover photo
Profile photo
Horseed Media Sport
198 followers -
Horseed - Somali News - The Leading Media House in Somalia
Horseed - Somali News - The Leading Media House in Somalia

198 followers
About
Horseed Media Sport's posts

Post has attachment
Kenya oo Madaxweynaha Soomaaliya u ridey 21 madfac oo salaan sharaf ah -SAWIRO

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa subaxnimadii maanta ee Khamiista soo dhaweeyn rasmi ah iyo sharfid u sameeyey dhigiisa Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shalay (Salaasa) Booqasho ku tegey Kenya. Xafladda soo dhaweynta iyo sharfidda…

Post has attachment
Madaxweynaha Puntland oo sheegay in dhawaan la bilaamayo dhismaha garoonka Gaalkacyo iyo waddada EYL

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta dib ugu soo laabtey caasimadda Puntland kadib safar qaatey 10 maalmood oo uu ku tegey dalka Itoobiya iyo Imaaraadka carabta. Madaxweynaha iyo weftigiisa ayaa waxaa garoonka…

Post has attachment
Ra’iisuwl Wasaare Kheyre Oo Booqday Dadkii Ku Dhaawacmay Qaraxii Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha  Soomaaliya  Xasan Cali Kheyre  ayaa xalay Booqday dadkii Ku Dhaawacmay qaraxyo ismaadiin ah oo  lala beegsaday Difaaca ay Ciidamada Ammaanku ku leeyihiin Xarunta Golaha Murtida Iyo Madadaalada National Theater magaalada Muqdisho.…

Post has attachment
Garoowe:Shirweynaha 5aad ee Gollaha Guud ee Dallada Daneeyay PUNSAA oo Furmay.

Caasimadda Garoowe waxaa maanta si rasmi uga furmay shirweynaha 5aad ee gollaha guud ee dalladda midaysa Daneeyaasha aan dowliga ahayn ee Puntland ee PUSAA, waxaana ka soo qaybgalay Wakiilo matalaya hay’adaha iyo ururada maxaliga ah ee Puntland.…

Post has attachment
Akhriso: Liiska Golaha Wasiirada ee Dowladda federaalka Soomaaliya

Raysalwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyey liiska xukuumadiisa. Golaha wasiirada ayaa u badan wejiyo cusub, waxaana kamid ah qaar horey u soo noqdey Wasiiro iyo kuwo kale oo ku magacaabnaa denjirayaal. Golaha…

Post has attachment
Deg-deg: Golaha Wasiirada ee Dowladda Soomaaliya oo lagu dhawaaqey

Waxaa maanta si rasmi ah loogu dhawaaqayaa golaha Wasiirada Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Xafiiska raysalwasaaraha waxaa hadda ku sugan Warbaahinta madaxa banaan iyo tan dowladda, sidoo kale waxaa ku sugan qaar kamid ah golaha Wasiirada ee la…

Post has attachment
Ciidamada Nabadgelyada oo Howlgal Sababay Dhimasho iyo Dhaawac Ka Sameeyay Muqdisho

Is-rasaasayn xalay ka dhacday caasimadda muqdisho ayaa waxaa ku dhintay hal qof iyo labo qof oo kalena dhaawacyo ayaa soo gaaray, ka dibmarkii Ciidanka Nabad galyada  ay howlgal ballaaran ka sameeyeen qaybo ka mid ah magaaladda, iyagoo gacanta ku soo…

Post has attachment
USA: Illaalada Aqalka Cad oo xiray darawelka gaari bam looga shakiyey – VIDEO

Madaxtooyada Maraykanka ee Aqalka Cad ayaa shalay la xiray muddo saacado ah kadib markii laga shakiyey gaari la sheegay in bambaano lasoo saaray oo la dhigay meel u dhaw xaruntaasi. Dhamaan shaqaalaha Madaxtooyada ayaa lagu amray inaysan kasoo bixin…

Post has attachment
Kuuriyada Waqooyi oo tijaabiyey Matoor cusub Gantaalada ridada dheer – VIDEO

Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa guul taariikhi ah ku tilmaamay tijaabinta Matoor cusub oo ay u adeegsan doonaan gantaaladooda ridada dheer. Matoorkan cusub ayaa la sheegayaa inuu awood ulleeyahay inuu sare u qaado tiirada ama goobta uu…

Post has attachment
Syria: Dagaalo culus oo ka dhacay caasimada Dimishiq

Dagaalo culus ayaa xoogaga mucaaridka iyo ciidamada dowlada ku dhexmaray bariga magaalada Dimishiq Axadii shalay. Isbaheysiga Mucaaridka ee la baxay Ahrar Al Shaam ayaa weerar kadis ah ku qaaday fariisimaha ciidamada Dowlada ee degmada Jobar ee bariga…
Wait while more posts are being loaded