Profile

Cover photo
Horseed Media Sport
197 followers|149,710 views
AboutPostsPhotosYouTube

Stream

Horseed Media Sport

Shared publicly  - 
 
Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo loo doorrtey guddoomiyaha Aqalka sare ee Soomaaliya

Mudanayaasha Aqalka sare ee Jamhuuriyadda Federaaliga ah ee Soomaaliya ayaa maanta u fariistey in ay doortaan shirguddoonka Aqalka sare, waxaana ka qaybqaatey 52 Mudane oo kamid ah 54 Mudane e Aqalka sare ka kooban yahay. Xilka Guddoomiyaha waxaa ku…
 ·  Translate
Mudanayaasha Aqalka sare ee Jamhuuriyadda Federaaliga ah ee Soomaaliya ayaa maanta u fariistey in ay doortaan shirguddoonka Aqalka sare, waxaana ka qaybqaa
1
Add a comment...

Horseed Media Sport

Shared publicly  - 
 
Taliyihii qaybta Booliska ee Shabeelada Dhexe oo qarax lagu diley

Taliyihii qaybta Booliska ee gobolka Shabeelada Dhexe Col. Carfaaye ayaa weerar loo adeegsadey banbaanada gacanta laga tuuro lagu diley gudaha saldhigga Booliska Jowhar. Col. Khaliif Cabdulle Carfaaye ayaa xiliga weerarka lagu qaadey ku jirey hawlihiisa…
 ·  Translate
Taliyihii qaybta Booliska ee gobolka Shabeelada Dhexe Col. Carfaaye ayaa weerar loo adeegsadey banbaanada gacanta laga tuuro lagu diley gudaha saldhigga Bo
1
Add a comment...

Horseed Media Sport

Shared publicly  - 
 
Musharixiinta Shirguddoonka Aqalka oo barnaamijkooda soo bandhigaya

Mudanayaasha Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah dhegaysanaya khudbado ay soo jeedinayaan musharixiinta Afhayeenka Aqalka sare iyo ku xigeenadiisa. Isku dar 16 Musharax ayaa u taagan shir guddoonka Mudanayaasha Aqalka sare. Doorashada…
Mudanayaasha Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah dhegaysanaya khudbado ay soo jeedinayaan musharixiinta Afhayeenka Aqalka sare iyo ku xigeena
1
Add a comment...

Horseed Media Sport

Shared publicly  - 
 
Shiikh Shariif oo maanta Muqdisho lagu soo dhaweeyey kana hadley rajadiisa

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, waxaana uu ka hadley ol-olihiisa doorashada. Sheekh Shariif ayaa sheegay in ol-olihiisa doorashadu maraayo meel fiican, rajada uu qabno…
 ·  Translate
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, waxaana uu ka hadley ol-olihiisa do
1
Add a comment...

Horseed Media Sport

Shared publicly  - 
 
Xaaladda Gambia oo ka dareysa, ajaanibta oo isaga baxay dalkaas

Madaxweynaha dalka Gaambiya Yahya Jammeh ayaa xilkiisi ku ekaa habeenkii xalay, waxaa sharcigu dhigaayey in maalinta khamiista ah uu xilka wareejiyo kadib markii looga adkaadey doorashadii dhawaan dalkaas ka dhacdey. Laakiin wuxuu ku dhawaaqey in uu…
 ·  Translate
Madaxweynaha dalka Gaambiya Yahya Jammeh ayaa xilkiisi ku ekaa habeenkii xalay, waxaa sharcigu dhigaayey in maalinta khamiista ah uu xilka wareejiyo kadib
1
Add a comment...

Horseed Media Sport

Shared publicly  - 
 
Al-Shabaab oo dil toogasho ah ku fuliyey maxbuus Uganda u dhashey

Ururka al-Shabaab ayaa dil toogasho ah ku fuliyey askeri u dahshey dalka Uganda oo ay maxbuus ahaan u qabsadeen sanadkii 2015. Masassa M.Y ayaa ka tirsanaa ciidanka AMISOM ee ku sugnaa degmada Janaale, kadib marki weerar kedis ah ay al-Shabaab ku qaadeen…
Ururka al-Shabaab ayaa dil toogasho ah ku fuliyey askeri u dahshey dalka Uganda oo ay maxbuus ahaan u qabsadeen sanadkii 2015. Masassa M.Y ayaa ka tirsanaa
1
Add a comment...

Horseed Media Sport

Shared publicly  - 
 
Mudanayaasha Aqalka sare ee Soomaaliya oo ka koban 54 mudane ayaa dooranaya Guddoomiyaha iyo labadiisa ku xigeen. Sida uu qabo jadwalka doorashada ee maanta oo Axad ah ka dhacaya Muqdisho waxaa marka hore la dooran Guddomiyaha oo ay ku tartamayaan laba…
Mudanayaasha Aqalka sare ee Soomaaliya oo ka koban 54 mudane ayaa dooranaya Guddoomiyaha iyo labadiisa ku xigeen. Sida uu qabo jadwalka doorashada ee maant
1
Add a comment...

Horseed Media Sport

Shared publicly  - 
 
Yahya Jammeh oo ku dhawaaqey in uu xilka ka degaayo

Madaxweynihii hore ee Gaambiya Yahya Jammeh ayaa ku dhawaaqey subaxnimada sabtida in uu si rasmi ah xilka u wareejinaayo, isla markaana uu dalka ka baxaayo. Kadib wada hadal dheer oo uu la qaatey Madaxweynaha Gini Alpha Conde iyo Madaxeynaha Muritaaniya…
 ·  Translate
Madaxweynihii hore ee Gaambiya Yahya Jammeh ayaa ku dhawaaqey subaxnimada sabtida in uu si rasmi ah xilka u wareejinaayo, isla markaana uu dalka ka baxaayo
1
Add a comment...

Horseed Media Sport

Shared publicly  - 
 
Warbixin aad isaga hor imanaysa oo Itoobiya ka soo saartay doorashada Soomaaliya

Urur isku sheegay inuu ka shaqeeyo arrimaha cilmi barista lana yiraahdo Xarunta Dhexe ee wada hadalka, cilmi barista iyo wada shaqaynta, loona soo gaabiyo (CDRC) xaruntiisuna tahay magaalada Addis Ababa ayaa soo bandhigay warbixin ka kooban lix iyo toban…
Urur isku sheegay inuu ka shaqeeyo arrimaha cilmi barista lana yiraahdo Xarunta Dhexe ee wada hadalka, cilmi barista iyo wada shaqaynta, loona soo gaabiyo
1
Add a comment...

Horseed Media Sport

Shared publicly  - 
 
Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo mooshin ka diyaarinaya Shariif Xasan Sheekh Adam

Xildhibaano kamid ah Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa wada qorshe ay xilka uga qaadayaan Madaxweynaha kumeel-gaarka ah ee Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Adam. Xildhibaan Cismaan Maxamed Caato oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in Shariif Xasan…
Xildhibaano kamid ah Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa wada qorshe ay xilka uga qaadayaan Madaxweynaha kumeel-gaarka ah ee Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sh
1
Add a comment...

Horseed Media Sport

Shared publicly  - 
 
Obama oo cafis u fidiyey Bradley Manning oo Wikileaks u gudbiyey xog sir ahayd

Bradley Manning oo ka tirsnaa ciidanka Maraykanka shaqadiisuna ahayd taxliilinta sirdoonka ayaa cafis ka helay Madaxweynaha Maraykanka ee maalinta jimacada xilka ka degaya Barack Obama. Sarkaalkan oo horey uga tirsanaan jiray ciidamada Maraykanka ayaa…
Bradley Manning oo ka tirsnaa ciidanka Maraykanka shaqadiisuna ahayd taxliilinta sirdoonka ayaa cafis ka helay Madaxweynaha Maraykanka ee maalinta jimacada
1
Add a comment...

Horseed Media Sport

Shared publicly  - 
 
Prof Cabdirisaaq Cismaan: "Anigu uma sharaxani guddoomiyaha aqalka sare"-DHEGAYSO

Mudane Cabdirisaaq Cismaan Juurile ayaa ka hadley warar maalmihii u danbeeyey Muqdisho lagu dhex faafinaayey, oo sheegaya in uu u tartamayo afhayeenka Aqalka sare, warkan ayaa saxaafadda qaarkeed qoreen. Mudane Juurile oo ka tirsan Aqalka Sare ayaa…
 ·  Translate
Mudane Cabdirisaaq Cismaan Juurile ayaa ka hadley warar maalmihii u danbeeyey Muqdisho lagu dhex faafinaayey, oo sheegaya in uu u tartamayo afhayeenka Aqal
1
Add a comment...
Story
Tagline
Horseed - Somali News - The Leading Media House in Somalia
Introduction
Horseed was established by a dynamic and intellectual group of Somali Diaspora in Netherlands and Finland. The purpose of Horseed, literally meaning leader, is to advocate for peace and development in Somalia while informing the public on current affairs in a balanced and non-stereotyped manner.

Since establishment, Horseed made extensive contribution in areas of social and economic development and media skills and technology.

Our regular weekly programs on radio that is also conveyed on to the website include hourly focus on women and family, peace, Health, human rights, business, religion, sport and literature, culture and tradition, Media and Entertainment. Horseed trained more than 10 radio journalists on contemporary radio journalism in 2008.