Profile cover photo
Profile photo
Horseed Media Sport
198 followers -
Horseed - Somali News - The Leading Media House in Somalia
Horseed - Somali News - The Leading Media House in Somalia

198 followers
About
Horseed Media Sport's posts

Post has attachment
Syria: In kabadan 40 qof oo lagu diley qarax ismiidaamin ah

Ugu yaraan 42 qof ayaa ku geeriyoodey qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay dhisme ay iska lahayd Dowladda Siiriya magaalada Xumus. Sida laga soo xiganayo hay’adaha xuquuqda aadana ee la socda arrimaha Siiriya. Dhismaha weerarka lagu qaadey ayaa ka tirsanaa…

Post has attachment
USA: Qaar kamid ah warbaahinta waaweyn oo loo diidey ka qaybgalka shir-saxaafadeedka Aqalka Cad

Qaar kamid ah warbaahinata waaweyn ee Maraykanka iyo weliba kuwo laga lee yahay dalal kale ayaa laga joojiyey, shir saxaafadeed maalintii shalay ee Jimcada ka dhacay Aqalka cad ee Maraykanka sida CNN qortey. Warbaahinta laga reebay liiska waxaa kamid ah…

Post has attachment
Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Puntland iyo Dawooyinka Dhacay -SAWIRO CADDEYMO AH

Todobaadkii hore warbaahinta qaarkeed oo Horseed Media kamid tahay waxay daabacdey qoraal ka hadlaya Dawooyin dhacdey sanadkii 2015 oo loo qaybiyey qaar kamid ah hawlwadeenadii ka qayb-qaatey ol-olihii daweynta xoolaha ee la qabtey 21-30.01.2017, Dawadaas…

Post has attachment
Banaabax lagu taageeray Raysawasaare Xassan Kheyre oo Muqdisho ka dhacay

Banaanbax weyn oo lagu soo dhaweynaayo raysalwasaaraha dhawaan u magacaabey Madaxweynuhu mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Muqdisho ka dhacay maanta oo Jimce ah. Isu-soobaxa ayaa ka dhacay fagaaraha daljirka daahsoon waxaana soo qaban-qaabiyey maamulka…

Post has attachment
Joornaalka Dagbladet oo sanadkii 2016 sadaal ka bixiyey Rasyal Wasaare Xasan Kheyre

Qoraal ku soo baxay joornaalka Dagbladet ee ka soo baxa dalka Norway qaybtiisa Plus ee lacagta lagu akhristo ayaa daabacay bishii Agoosto 2016 in Kheyre uu wasiir noqon doono doorashada kadib. Cinwaanka Joornaalka ayaa ahayd Sidan: Shirkadda uu…

Post has attachment
Madaxweynaha Jubaland oo talo u jeediyey Xildhibaanada Federaalka

Madaxweynaha Dowald Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaan ayaa kulan la qaatey Xildhibaanada labada qal ee ka soo jeeda deegaanada Jubaland. Axmed Madoobe ayaa ugu horeyn ku bogaadiyay Xildhibaanada howlihii ay soo qabteen intii uu ololaha socday,…

Post has attachment
Marqaanti Concerned Nomination of New PM Signals Continuation of Status Quo

Marqaati, Somalia’s sole anti-corruption non-governmental organisation, is concerned by the nomination of Hassan Ali Kheyre as Somalia’s new Prime Minister. The nominated PM is a close associate of tainted individuals in the outgoing administration,…

Post has attachment
Raysalwasaare Kheyre oo la kuomey safiirka UK ee Soomaaliya

Raysalwasaaraha magacaaban ee Jamhuuriyadda Federaaliga ah Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatey safiirka Midowga Boqortooyada u fadhiya Soomaaliya Mr. David Concar. Kulankan oo ahaa isbarasho iyo wada shaqeynta labada dal ayaa safiirka Midowga…

Post has attachment
Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo si diiran loogu soo dhaweeyey Sucuudiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaliga ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed iyo wefdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta gaarey Boqortooyada Sucuudi Caraabiya halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyey. Wefdiga Madaxweynaha waxaa kamid ahaa Marwada kowaad…

Post has attachment
Puntland oo hambalyo u direy raysalwasaaraha magacaaban Xassan Kheyre

Maaulka Putland waxay si weyn ugu Hambalyeyneysaa Raisul wasaaraha Cusub ee Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Raisul Wasaare Xasan Cali Kheyre oo maanta oo 23 Feb uu Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya U magacaabay xilka…
Wait while more posts are being loaded