Profile cover photo
Profile photo
Horseed Media Sport
214 followers -
Horseed - Somali News - The Leading Media House in Somalia
Horseed - Somali News - The Leading Media House in Somalia

214 followers
About
Posts

Post has attachment
Midowga Yurub oo xeryo qaxooti oo ka sameynaya dalalka Niger iyo Chad

Si loo yareeyo cadadka tirada qaxootiga ka imaanaya Afrika soona gaaraya Midowga Yurub ayaa Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron maalintii Isniinta uu kala hadley Mustashaarka Jarmalka Angela Markel iyo hoggaamiyaasha dalalka Niger iyo Jaad ee…
Add a comment...

Post has attachment
Tababar Hargaysa Loogu soo Xiray Shaqaalaha Shirkadda PureTech-Sawiro

Shirkadda PureTech ayaa caasimadda Hargaysa shaqaalaheeda ugu soo xirtay tababar Muddo bil ah socday,kaasi oo la xiriiray barashada teknoolagiyada casriga ah iyo dhammaan waxyaalaha la xiriira Combutarada Shaqaalaha ayaa ka kala yimid xarumaha shirkadu ay…
Add a comment...

Post has attachment
Kuuriyada Waqooyi oo tijaabisay Gantaal dulmaray JAPAN

Gantaalkan ay saaka Tijaabisay dowlada Kuuriyada Waqooyi ayaa dulmaray waqooyiga wadanka Japan, kahor intuusan ku dhicin badda. Kuuriyada Waqooyiga ayaa 6dii subaxnimo saaka oo Salaaso ah ku tuurtay gantaalka ridada dhexe ee loo yaqaan Hwasong-12…
Add a comment...

Post has attachment
USA: Khasaaraha Duufaantii Harvey oo sii kordheysa - SAWIRO

Duufaanta Harvey oo Jimcihii ku dhufatay xeebaha koonfur-bari ee gobalka Texas ayaa geysatay khasaaro baaxadleh iyadoo la filayo in biyaha roobka ee duufaantaasi ay maalmaha soo socda sii kordhaan. Waxaa lagu tilmaamay duufaantan midii ugu xoog badneyd ee…
Add a comment...

Post has attachment
Israel oo sheegtay IRAN inay gantaalo keenayso Siiriya!

Raysalwasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa ku eedeeyey IRAN inay wado dhismaha xarumo militari oo ka sameysaneyso dhulka Siiriya iyo Lubnaan. Netanyahu ayaa eedayntan kasoo jeediyey Shir jaraa’iid oo uu Isniintii shalay si wadajir ah la yeeshay…
Add a comment...

Post has attachment
EU-da iyo dalal Afrikaan ah oo heshiis ka gaaray Tahriibta

Wadamada France, Germany, Italy iyo Spain ayaa sheegay inay dalalka Chad iyo Niger ka caawin doonaan qorshe lagu xakameenayo dadka Tahriibta ku yimaada dalalka Yurub. Shirka looga hadlayey Tahriibta oo uu marti geliyey Madaxweynaha France Emmanuel Macron…
Add a comment...

Post has attachment
Ruushka oo ku biiray dhex dhexaadinta dalalka Khaliijka

Wasiirka Arrimaha Dibada ee Ruushka Sergey Lavrov ayaa booqasho ku tagay dalka Kuwait si uu Amiirka dalkaasi ugala hadlo waan waanta lagu dhex dhexaadinayo dalalka Carabta Khaliijka ee xiisada ka dhex taagan tahay. Waa markii ugu horeysay uu Wasiirka…
Add a comment...

Post has attachment
Wasiirka Beeraha & Waraabka Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa dalka Masar - [Sawiro]

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka ee Soomaaliya Mudane Siciid Xuseen Ciid oo safar shaqo ku jooga dalka Masar, ayaa maanta kulan la qaatey dhigiisa Dalka Masar, ayagoo ka wada hadlay sidii la isaga kaashan lahaa hormarinta beeraha dibna loogu howl galin lahaa…
Add a comment...

Post has attachment
Wasaaradda Ganacsiga oo Wareegto Ku kala dirtay Rugta Ganacsiga Federaalka

Wareegto ka soo baxday Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya   ayaa lagy shaaciyay in lakala diray maamulka Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed oo ay xubno ka yihiin dowlad goboleedyadda Soomaaliya Wareegtan ayaa…
Add a comment...

Post has attachment
Shir ku saabsan qaxootiga dib ugu laabanaya Soomaaliya oo Muqdisho ka furmey

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmey shir looga hadlaayo qaxootiga Soomaaliyeed ee si iskood ah dalka ugu soo laabanaya iyo weliba kuwa kale ee dalka gudihiisa ku barakacay. Shirkan ayaa la doonaayaa in ay ka soo baxaan talooyin iyo xal. Shirka waxaa…
Add a comment...
Wait while more posts are being loaded