Profile cover photo
Profile photo
Gobanimo News Agency
7 followers -
War Sugan iyo Weedh Saxan
War Sugan iyo Weedh Saxan

7 followers
About
Posts

Post has attachment

Post has attachment
Daawo: Xil-wareejinta Wasaarada Waxbarashada..
Hargeysa(GNA)-Wasiirka iyo Wasiir ku-xigeenka cusub ee Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare, ayaa Maanta xilalkii kala wareegay masuulyiintii hore ee xilalkaa hayey. Munaasibada xilalka lagula kala wareegay oo ka qabsoontay Hudheelka Safaari, waxa ka q...

Post has attachment
**
http://www.gobanimonews.com/daawoaamina-waris-iskamaan-casilin-xubinnimadii-gdhex-manan-daadifin/ Dhalinyarada iyo Aqoonyahanka Beelaha Harti oo Muujiyay Taageeradooda Musharax Xaglotoosiye ;Waa madaxweyneheenii SSC………Badbaadada Somaliland waa in la doorto ...

Post has attachment
Wasiir Abgaal oo Raganimo ku amaanay Suldaan Wabar..Daawo
HALKAN KA DAAWO: muuqaalka
wasiir abgaal  

Post has attachment
Booliska Somaliland oo soo bandhigay Fal-dambiyeedyadii 2015-ka
Daawo: dabaal-degii Booliska oo lagu soo bandhigay falalkii
dhacay sanadka sii galbanaya.. Hargeysa(GNA)-Hogaanka hawlgalinta ciidanka booliska
Somaliland   Maxamuud Ducaale, ayaa
munaasibadda xuska 22-guurada ciidanka Somaliland ka jeediyay tirada dambiyad...

Post has attachment

Post has attachment
Xeebaha Somaliland oo Cabsi laga muujiyey Duufaan
Badhasaabka Gobolka oo dadweynaha xeebaha ku dhaqan fariin u
diray... Boorama(GNA) Cabsi dhanka cimilada ah ayaa ka jirta Xeebaha Galbeedka
Somaliland, halkaasoo meelaha qaar dadku ka diyaar garoobeen in duufaano ka soo
kacaan dhanka xeebta. Badhasaabka gob...

Post has attachment

Post has attachment
Jamaal Cali Xuseen oo Hargeysa lagu soo dhaweeyey
Wuxuu safar ugu maqnaa dalka dibadiisa.. Hargeysa(GNA)-Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Mucaaridka ah
ee Ucid Jamaac Cali Xuseen ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, ka dib markii
uu soo dhamaystay safar uu ugu maqnaa dalka dibadiisa. Musharax Jamaal Cali X...

Post has attachment
Wait while more posts are being loaded