Profile cover photo
Profile photo
Abdi Odowaa (Hiiraan Net)
4,055 followers
4,055 followers
About
Posts

Post has attachment
Safiirkii Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kaddib markii dowladda Kenya ay ku amartay inuu degdeg uga baxo dalkeeda. Diyaaradda siday Safiirka Soomaaliya u fadhiyay dalka…

Post has attachment
Xiisadda diblomaasiyadeed ee u dhaxeysa dalalka Kenya iyo Soomaaliya ayaa cirka isku shareertay, kadib markii dowladda Kenya ay Soomaaliya ku eedeesay in London ay ku “xaraashtay” ceelal shidaal oo ku yaala xuduuda lagu muransanyahay. Dowladda Soomaaliya…

Post has attachment
Ciidamada amniga dowlad Goboleedka Puntland ee PSF ayaa howlgal ka dhan ah Al-shabaab  ka fuliyey deegaano ka tirsan Buuraha Cal Madow ee maamulkaasi. Puntland ayaa sheegtay in howlgalkaasi ay uga hortageen weerar kaga yimid dhinca Al-shabaab ee ku sugan…

Post has attachment
Dowladda Kenya ayaa si deg deg ah ugu dhawaaqday in ay xiriirkii Dibloomaasiyada u jirtay Soomaaliya,iyadoo u yeeratay safiirkeedii ka joogay dalka, iyadoo taa badalkeedana ku baaqday in uu ka baxo dalkeeda safiirka Soomaaliya. Kenya ayaa tallaabadan ay…

Post has attachment
Taliyaha Ciidanka Lugta ee dalka Uganda Lt. Peter Elwelu ayaa todobaadkaan booqasho ku yimid Soomaaliya,wuxuuna taliyaha si gaar ah u booqday goobaha ciidanka Uganda ee Qeybta ka Howlgalka AMISOM ku sugan yihiin. Lt. Gen. Elwelu, ayaa maalintii khamiista…

Post has attachment
Guddiga madaxa bannan ee doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyay dib u dhacaasi uu yimid saacado ka hor, iyadoo lagu waday in maanta oo Sabti ah ay furmaan goobaha codbixinta. Guddoomiyaha Guddiggaasi Mahmood Yakubu ayaa sheegay in tallaabadaasi loo qaaday…

Post has attachment
Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa gudaha Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho gaar ahaan qeybta Cabdalla Shideeyaha waxa ay ku dileen nin la sheegay in uu kamid ahaa dadka suuqaasi ka shaqeysta. Goobjoogayaal ayaa ku waramay in dhalinyaro hubeesan ay…

Post has attachment
Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shir socday 5 maalin, kaasoo ay lahaayeen Taliyayaasha Amisom, Milatariga Soomaaliya, Wakiilo ka socday Qaramada Midoobe, Midowga Afrika iyo qaar kamid ah dalalka taageera Soomaaliya. Shirka oo diirada lagu…

Post has attachment
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa magaalada Stockholm kula kulmay dhiggiisa Sweden Margot Wallstrom. Labada Wasiir ayaa wada hadalkooda ku qotomay qaabka loo xoojin lahaa xiriirka Soomaaliya…

Post has attachment
Al Shabaab ayaa sheegtay weerarkii Madaafiicda ee ay ku qaaden Xerada Ciidamada Balli-doogle ee Gobolka Shabellaha hoose inay ku dileen saddex askari oo Ciidamada Mareykanka ka tirsan. Saldhiga Garoonka Diyaaradaha Balli-doogle ee Gobolka Shabellaha…
Wait while more posts are being loaded